Category Archives: Wararka

Hayadaha oo ka walaacsan xeerka ka hortagga argagixisnimada

Ciidanka nabad-sugidda ayaa lagu soo warramayaa iney kaga adkaan karto sidii uu war-bixin uga heli lahaa falalka la xiriira argagixis-nimada mar haddii la

Posted in Wararka | Leave a comment

Kenya oo shaacisay in Al-shabaab aysan ku lug laheyn weerarkii Mandhera, kuna eedeeysay..

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in kooxda Al-shabaab aysan ka dambeynin weerarkii xalay ka dhacay degmada Mandhera ee gobolka woqooyi bari Kenya. Isku duwaha

Posted in Wararka | Leave a comment

Ganacsade u dhashay Suudaan, balse haysta Baasaboorka Somalia oo lagu maxkamadeynayo Nairobi.

Maxkamad ku taalla magaalladda Nairobi waxaa shalay la soo taagay Nin Gnaacsade u dhashay dalka Sudan oo lagu magacaabo Xasan Babakar Osman, kaasi

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland: Dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo xamar ayaa laga soo abaabulay

Madaxweynaha Puntland-Soomaaliya Dr.Cabdweli Maxamad Gaas ayaa soo gaaray  magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada. Maamulka gobolka Bari,

Posted in Wararka | Leave a comment

Muwaadin Somali oo lagu xiray Jesiiradda Malta.

Eedeysanahaasi oo lagu magacaabo Jaamac Axmed Cali ayaa lagu soo oogay inuu Tooreey ku dhex watay goob laga cunteeyo oo ku taalla caasimadda

Posted in Wararka | Leave a comment

Badmaaxiinta oo sheegay in lagu khasbi jirey inay dooli cunaan

Arnel Balbero oo ka mid ah Badmaaxinta la sii daayey ayaa sheegay in lagu khasbi jirey inay cunaan wax kasta oo ay heli

Posted in Wararka | Leave a comment

SAWIRRO: Mid kamid ah Beelaha Puntland oo Cabasho ka muujisay Habraaca Doorashada Aqalka Hoose…

Nabadoonada iyo Odayaasha Beesha Cali Saleeban ayaa Shir jaraa,id oo ay maanta ku qabteen Garowe ku sheegaay in la baalmaray Habraaca Doorashooyinka Dad-ban

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxda Suuqa COMESA oo ka baaraan-degayo Codsiga xubinnimadda dalalka Somalia iyo Tunisia ee Suuqaasi.

Madaxda Suuqa COMESA oo ka baaraan-degayo Codsiga xubinnimadda dalalka Somalia iyo Tunisia ee Suuqaasi. War-qoraal ah oo ay Dowladaha xubnaha ka ah Suuqa

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxda Boqortooyadda Sacuudiga oo Madaxweynaha Somalia u soo dirtay Dhambaal lagu soo aadiyey Munaasabad Qaldan.

Mar aan shalay akhrisanayey Wargeyska Al-riyadh ee ka soo baxa caasimadda dalka Sacuudiga ayaa waxaa isheyda soo jiitay Qoddob-wareed ku aadanaa Boqorka Sacuudiga

Posted in Wararka | Leave a comment

Mid kamid ah Furayaasha Markabkii Titanic oo lacag aan caadi aheyn maanta lagu iibinayo (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta oo sabti ah dalka Britain lagu iibinayaa Furiha qeybtii ay ku xareysnaayeen jaakadaha dabaasha ee Markabkii Titanic ee badda ku degay.

Posted in Wararka | Leave a comment