Boqor Abdirashid oo Afur Sharfeed loogu suubiyey Dalka Oman

Waxaa   Caawa     Afur  sharfeed loogu  suubiyey  Dalka  Saldanadsa  Oman   Boqor  Abdirshiid Boqor  Omar  Ismail oo  halkaasi ku jooga   Safar   Shaqo

Masuuliyiin ka tirsan     Jaliyada   Oman ee beesha   Cali  saleebaan oo    qayb  ka ah   Maamulka Dalkaasai iyo  xubno ka tirsan Daldanadab  Oman  ayaa  kala  qayab galay      hadhimo sharfeedka   afurka  oo aahaa  md  heerkiisu   sareeyo   waxaana ku  welhelinaayey  Suldaan Cabdulaahi Slaaax Jeenicad oo  oo ka mid ah    saldanooyinka beesha   Cali saleebana

Boqorka  ayaa  jogi   doona Dalka  oman waxuan la kulmi doonaa      Madaxda  u sareeysa Dalkaasi  oo gaar ahan qooysk saldanada

oman3 oman4 oman5 oman6 oman8