-
Madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa geeriyooday kaddib markii uu wandana istaagay.
War qoraal ah oo oo ay dowladda Burundi soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa…
Tuesday, June 9, 2020
-
Barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in 25 june dowladda federalka iyo dowladdaha xubnaha ka ah iskugu yimaada wada tashi degdeg ah…
Tuesday, June 9, 2020
-
Madaxweyne Lafta Gareen iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Xudur
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta…
Tuesday, June 9, 2020
-
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ahaa xubnihii Isbedeldoonka Jubbaland ee la heshiiyey Axmed Madoobe ayaa sheegay inay dacwad ku soo oogayaan Wakiilka…
Monday, May 25, 2020
-
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya ku amreen dadka degan xaafadaha ku dhaw dhaw Wasaarada Gasahaandhiga…
Monday, May 25, 2020
-
Siyaasiga Alessandro Pagano oo ka tirsan Isbahaysiga Mucaaradka ee Lega Nord ee dalka Talyaaniga ayaa ka noqday hadalkii gefka ah ee uu shalay ku…
Friday, May 15, 2020
-
Friday, May 15, 2020
-
Dad badan oo Soomaali…
Wednesday, May 13, 2020
-
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukuno kala duwan oo isugu jira dil iyo xabsi ku riday afar askari oo ilaalo ka…
Wednesday, May 13, 2020
-
Wasiirka maaliyadda ee dowlada Australia, Josh Frydenberg, ayaa xili uu khudbad u jeedinayay Baarlamaanka dalkaasi waxa uu mar qura kusoo booday qunfac xoogan ,waxaana…
Wednesday, May 13, 2020
-
Xisbiga Garabka Midigta ee Walaalaha Talyaaniga (Fratelli d’Italia) ayaa su’aal ka keenay Doorka Sirdoonka Turkiga ee ka qeyb galay Hawlgalkii dhawaan lagu soo badbaadiyey…
Tuesday, May 12, 2020
-
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo xalay ka dhacay degmooyin ka tirsan goballada Jubooyinka iyo Shabeellada Hoose.
Saraakiil ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa…
Tuesday, May 12, 2020
-
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah caawa ugu dhowaaqday inay bilowday tartanka bixinta shatiga balookyada saliidda laga baarayo ee Soomaaliya.
Wasiir ku-xigeenka batroolka Maxamuud Cabdiqaadir…
Tuesday, May 12, 2020
-
Monday, May 11, 2020
-
Lacagtii ay dowladda Jabuuti ugu deeqday biya xireenka loo sameynayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo mudo sanad ah la la’aa ayaa la…
Sunday, May 10, 2020
-
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne ee wadajirka ay u…
Sunday, May 10, 2020
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xali Khayre ayaa xalay guddoomiyey shirka joogtada guddiga qaran ee xakameynta cudurka faafa ee Coronavirus,
Ugu horreyn Ra’iisul wasaaraha…
Sunday, May 10, 2020
-
Guddiga Puntland u qaabilsan ka hortagga Coronavirus ayaa sheegay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay diiwaan-geliyeen sideed kiis cusub oo ah cudurka Coronavirus.
Warbixintooda maalinlaha…
Friday, May 8, 2020
-
Maraykanka ayaa dalka Sucuudi Carabiya kala baxaya afar ka mid ah habka difaaca gantaalaha ee loo yaqaan Patriot iyo tobaneeyo ciidan ah xilli xiisadda…
Friday, May 8, 2020
-
Taleefishinka qaranka ee Venezuela ayaa soo bandhigay muuqaal lagu muujinayo in muwaadiniin Ameerikaan ah ay maleegayeen inay xilka ka tuuraan Madaxweyne Nicolás Maduro oo…
Friday, May 8, 2020
-
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa waxay yeesheen wada-hadal khadka taleefanka, iyagoo…
Wednesday, May 6, 2020
-
– Xildhibaan Ilhan Omar oo katirsan golaha kongareeska Maraykanka ayaa hogaamineysa toddobo wakiil oo Dimoqraadi ah, oo saxiixay…
Wednesday, May 6, 2020
-
Maamulka Somaliland ayaa Goordhow shaaciyay inay diiwaan-geliyeen dad Cusub oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo baaritaano kala duwan lagu sameeyay.
Wasiirka Caafimaadka…
Wednesday, May 6, 2020
-
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa waxaa sheegaya in Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho muddo ku dhow…
Wednesday, May 6, 2020
-
Sida ay sheegeen Saraakiisha Booliska dalka Mareykanka, Khabiir ku dhawaa inuu helo daawada cudurka Coronavirus ayaa lagu toogtay oo lagu dilay dalkaas.
Professor-ka la dilay…
Wednesday, May 6, 2020
-
Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali( Jacfar) ayaa ka hadlay wararkii maalmihii ugu dambeeyey la isla dhex mariyey ee ku saabsanaa in Degmadaas laga…
Wednesday, May 6, 2020
-
Xildhibaanad Sahra(Bundubte) oo ka tirsan Xildhibaanada heer gobol iyo heer degmo gobolka folkoping ee Dalka Sweden ayaa ka qayb gashay shirkii quba joogta somaaliyeed…
Monday, June 17, 2019
-
Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdismad Maxamed Gallan ayaa sheegay in duqeyn maanta ka dhacday Tuulada Xiriiro oo 3KM u jirta Degmada Isku Shuban ee…
Sunday, April 14, 2019
-
Diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulayay ayaa waxyaabo qarxa ku tuuray dad reer guuraa ah iyo dhul daaqsimeed ka tirsan degmada Sallaxley ee…
Sunday, April 14, 2019
-
Saturday, April 13, 2019
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Xarigga ka jaray dhisme uu Magaalada Jabuuti ka yeelanayo Bangigga EAB oo qayb ka ah Shirkadaha Dahabshiil…
Friday, April 12, 2019
-
Labo dhakhtar oo ajnabi ah ayaa laga afduubay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska.
Ilaaladoodii ayaa lagu…
Friday, April 12, 2019
-
Maamulka Puntland aya magaalada Garowe kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah ururka Takfiir, oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku badanayay deegaanada Puntland.
Wasiirka cadaaladda Puntland Cawil…
Friday, April 12, 2019
-
Soomaaliya ayaa dib u soo ceshatay xubinnimada buuxda ee Midowga Boostada Adduunka (UPU), iyada oo la inaga qaaday xannibaad inaga saarneyd dhinaca boostada mudo…
Thursday, April 11, 2019
-
Booliiska dalka Britain ayaa maanta gudaha u galay dhismaha safaarada Ecuador ku leedahay magaalada London ,waxa ayna halkaasi kasoo xireen Julian Assange oo ah…
Thursday, April 11, 2019
-
Shirkii 140-aad ee Midowga Baarlamaanada adduunka ayaa lagu soo gebagebeyeey magaalada Doxa ee xarunta dalka Qatar, waxaana ka qeyb galay Wafdi heer sare ah…
Thursday, April 11, 2019
-
Lix nin oo lagu eedeeyey inay dad sixreen ayaa maanta lasoo taagay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ee magaalada Boosaaso.
Waxyaabaha raggan lagu eedeeyey…
Thursday, April 11, 2019
-
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay magacaabista guddoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo toddobaadkii tagay ay golaha wasiirada ansixiyeen.
Qoraalka…
Thursday, April 11, 2019
-
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa xog dheeraad ah ka bixiyay sida ay u maamulaan deeqaha Mareykanka uu ugu deeqo Soomaaliya.
Safiirka Mareykanka…
Thursday, April 11, 2019
-
Waxaa goordhaw qarax gaari hoosta looga soo xiray uu ka dhacay laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Garaashka…
Wednesday, April 10, 2019
-
War-saxaafadeed ay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka soo saartay waxaa lagu soo bandhigtay Liiska 35 Waddan oo la sheegay inay Dadka Maraykanka kala kulmi…
Wednesday, April 10, 2019
-
– La-taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton ayaa ka hadlay kulan la filayo in maanta uu magaalada Washington kula yeesho ra’iisul wasaaraha Soomaliya Xasan…
Wednesday, April 10, 2019
-
Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga ay Xabsiga Dhigeen Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Puntland.
Sida uu xaqiijiyey Wasiirka Maaliyada…
Monday, April 8, 2019
-
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan baarlamanka Somalia kana mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowlada ayaa booqday xarunta Senator Muuse Suudi Yalaxow ee muranku…
Monday, April 8, 2019