Category Archives: Wararka

Nin Somali-Maraykan oo dib loogu soo celiyey Muqdisho.

Axmed Naasir Tahliil Maxamuud oo 41-jir ah ayaa waxaa shalay laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho, kadib, markii laga

Posted in Wararka | Leave a comment

Rag Somali oo ku nool Britain oo Xabsi ku muteystay gabdho yaryar oo ay ku xad-gudbeen.

Rag Somali oo ku nool Britain oo Xabsi ku muteystay gabdho yaryar oo ay ku xad-gudbeen. Maxkamadda magaalladda Bristol ee dalka Britain ayaa

Posted in Wararka | Leave a comment

Boliska Danish-ka oo xiray Nin Somali oo la sheegay inuu haystay waxyaabaha qarxa.

Maxkamad ku taalla Degmadda Aarhus ee Bariga dalka Denmark ayaa amartay in Xabsiga lagu sii hayo Nin Somali oo 24-jir ah, kaasi oo

Posted in Wararka | Leave a comment

(WARBIXIN): Dowladda Imaaraadka oo ka soo horjeeda inay Siyaasiyiinta Ikhwaanul-muslimiinka xubno ka noqdaan Barlamaanka Somalia.

Ra’isul-wasaare Cumar C/rashiid iyo Madaxweynayaasha Maamul-gobaleedyadda Galmudug, Puntland, Jubbaland, K/Galbeed iyo HirShabelle ayaa maalmahan booqasho ku joogay magaalladda Dubai, iyagoo Dowladda Imaaraadka Carabta

Posted in Wararka | Leave a comment

FBI-da Mareykanka oo ku dhagan Hillary Clinton xili ay 10 maalin kaliya doorashada ka harsantahay , waa maxay sababta

haweeneyda u taagan musharaxa xilka madaxweynaha dalkaasi ee Hillary Clinton ayaa waxa soo wajahday caqabo waaweyn oo kaga yimid dhanka hey’da baaritaanada dambiyada

Posted in Wararka | Leave a comment

AKHRISO+XOG MUHIIM AH: Puntlandtimes oo Heshay Qodobada la hordhigay Hogaamiyaasha Soomaalida ee ku shirsan dalka Imaaraatka.

saxafada  ayaa ogaaday in uu soo dhamaaday  shirkii ay dawladdaha Imaaraatka Carabta & Mareykanku iskugu yeereen Hogaamiyaasha Siyaasada Soomaalida, gaar ahaana Madaxda dawlad

Posted in Wararka | Leave a comment

Daawo Sawirada: Madaxweyne Uhurru oo ka codsaday Cumar Al Bashiir in uu taageero Musharax Aamina Maxamed

Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta oo booqasho ku tagay dalka Sudan ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Cumar Xasan Al Bashiir,

Posted in Wararka | Leave a comment

Somali-Norwegian la sheegay inuu watay Lacago la been abuuray oo lagu qabtay Garoonka JKIA ee Nairobi.

Maamulka Canshuuraha ee Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) ee magaalladda Nairobi ayaa maanta sheegay inay Khamiistii hore qabteen 2

Posted in Wararka | Leave a comment

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya in Kenya Ay Ka Duubtay Codad Sir Ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed?

Dowladda Kenya ayaa baaris adag ku heysa helida cadeymo muujinaaya Heshiiskii lagu kala iibsaday Badda Soomaliya, waxaana iminka soo baxaaya in Kenya ay

Posted in Wararka | Leave a comment

Ambassador Michael Keating oo ugu baaqay Soomaalida inay xaqiijiyaan Isbedel Siyaasadeed oo ku yimaada Nabad iyo Sharci.

Ergayga Garaka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Ambassador Michael Keating ayaa sheegay in Hawlaha Doorashadda Somalia joogto Xilli muhiim

Posted in Wararka | Leave a comment