Category Archives: Wararka

Somalia oo ka mid noqotay 13-ka Waddan ee ugu khatarta badan Caalamka.

Qiimeyn ay soo saartay Hay’adda La-talinta Khataraha ee Verisk Maplecroft ayaa lagu muujiyey khataraha sare ee ka jira dalalka ugu khatarta badan Caalamka. Hay’adda waxay

Posted in Wararka | Leave a comment

Raggii Maraykanka ee qarxin lahaa Masjid iyo Dhismo ay dad Soomaali deggan yihiin oo la shaaciyey xilliga la soo maxkamadayn doono.

  Garsoore Eric Melgren oo ka tirsan Maxkamadda Ferderalka ee magaalladda Wichita ayaa sheegay in bisha April 25-da ee sannadka soo socda la

Posted in Wararka | Leave a comment

Nin Somali xanuunsan oo laga soo masaafurin lahaa Kanada oo la dhigay Isbitaal.

C/kariim Geelle oo dhimirka ka xanuunsan ayaa loo gudbiyey Isbitaalka Alberta Hospital, kadib, markii uu muddo 10 bilood xukun la’aan loogu hayey Xarun

Posted in Wararka | Leave a comment

Maxkamad ku taalla Maraykanka oo xukunka ka qafiifisay Nin Somali lala xiriirinayo Daacish.

Xamsa Maxamed oo dhawaan lagu xukumay xabsi 15-sanno ah ayaa waxaa shalay mar kale la hor-keenay Maxkamadda Minnesota, iyadoo dib loo eego xukunkii

Posted in Wararka | Leave a comment

Maraykanka oo aan helin caddaymo muujinaya inuu xiriir ka dhexeeyey Ardaygii dadka dooxay iyo Kooxda Daacish.

Xoghayaha Ammaanka Gudaha ee dalkaasi, Jeh Johnson ayaa sheegay inaysan Baarayaasha helin caddaymo muujinaya inuu C/risaaq Cali Cartan xiriir toos ah la lahaa

Posted in Wararka | Leave a comment

Musharax Mahad Cabdalla Cawad iyo Khaalid Macow C/qaadir oo u soo gudbay Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

G/xigeenkii Labaad ee Barlamaanka Federalka, Mahad Cabdxalla Cawad ayaa ku guukeystay Kursuga Koowaas ee Beesha Dir-saleebaan, kadib, markii uu 50 cod kaga guuleystay

Posted in Wararka | Leave a comment

DEGDEG: Caasha Xaaji Cilmi oo qaadacday Doorashadda Kursiga Aqalka Hoose ee Beesha Saleebaan/Gaabane oo ka socota Cadaado.

Xaruunta Doorashadda ee magaalladda Cadaado, waxaa haatan ka socota Doorashadda Kursiga Aqalka Hoose ee  Beesha Saleebaan/Gaabane. Kursigaasi waxaa ku tartamaya Musharixiinta Maxamed Abtidoon,

Posted in Wararka | Leave a comment

FBI-da oo baaraysa qoraal uu Facebook soo dhigay Ninkii Somali-Maraykanka ee lagu dilay Gobalka Ohio.

Baarayaasha Waaxda Dembi-baarista Maraykanka ee FBI-da ayaa eegayo Qoraal Muwaadin Somali-Maraykan la oran jirey C/risaaq Cali Cartan, kaasi oo ay Boliska toogteen, kadib,

Posted in Wararka | Leave a comment

Somali Maraykan lagu qabtay Aqoonsiyo iyo Kaararka Lacagta ee la been abuuray oo la xukumay.

Maxkamadda magaalladda Columbus ee Gobalka Ohio ee dalka Maraykanka waxaa shalay la soo taagay 2 nin oo asalkoodu Somali yahay, kuwaasi oo la

Posted in Wararka | Leave a comment

MAAMULKA GOBOLKA BARI OO RAALI GALIN KA BIXIYAY XARIGA MID KA MID AH ISSIMADA

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays (Dhedo) ayaa maanta raali gelin buuxda ka bixiyay xarig loo gaystay Suldaan Yuusuf Axmed Saalax oo kamid

Posted in Wararka | Leave a comment