Category Archives: Wararka

Shimbir ka soo dhoofay Shiinaha oo yimid Somaliya (Warbixin)

Meng,ayaa lagu soo xiray aalad muujineysa halka uu marayo,ka hor inta uusan ka soo tagin waqooyiga Dalka Shiinaha. Shimbirkan oo uu leeyahay Nin

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg Ah Xildhibaanad Bishaara Cabdi Diiriye oo Qaadacday Doorasho hada ka socota Muqdisho

Xildhibaanad Bishaara Cabdi Diiriye oo kamid aheed Xildhibaanada Baarlamaanka ee waqtigooda dhamaaday ayaa sheegtay in aysan ka qeyb galin doorasho hada ka socota

Posted in Wararka | Leave a comment

Qaxooti Somaali oo lagu xiray magaallada Nairobi.

Labo ka tirsan Shaqaalaha Waaxda Diiwaan-gelinta Qaranka Kenya (NRB) iyo 16 Muwaadiniin Ajaaniib ah oo ay ku jiraan 13 Dhallinyaro Somali ah ayaa

Posted in Wararka | Leave a comment

Buunbuuninta iyo wax qaloocinta waxaa ka fiican qoridda runta iyo waxa uu wanaaggu ku jiro

Buun-buuninta iyo wax qaloocinta waxaa ka fiican qoridda runta iyo waxa  uu wanaaggu ku jiro Waxaa jirtay in aan kowda bishan Disember ee

Posted in Wararka | Leave a comment

Ururka OIC oo ka digay Masiibo Aadminimo ka dhacdo Somalia, Baaqna u jeediyey Dowladaha Islaamka

Golaha Iskaashiga Islaamka ee Organization of Islamic Cooperation (OIC) ayaa ku dhawaaqay Baaq Degdeg ah oo taageero lagu siinayo Somalia oo ay la

Posted in Wararka | Leave a comment

Daawo:Gudiga Abaaraha Soomaaliya Ee Borlänge Sweden Oo Deeq Lacageed Gaarsiiyay Gudiga Abaaraha Gobolada Waqooyi Ee Soomaaliya

Gudiga Abaaraha Deegaanka Degmada Borlänge Ee Dalka Sweden oo in mud ah ku howlanaa siduu uu deeq u gaarsiin lahaa dadweynaha Soomaaliyeed ee

Posted in Wararka | Leave a comment

Xildhibaan Mursal Isa: Gur-mad “Ma Daryeelnaa mise waan duugnaa

Mursal Isa Guddoomiyaha Gobolka Dalarna Sweden- Count council commissioner-Green Party Ahna xubin golaha dhexe ee xisbiga cagaaran, Sweden. Sanad kasta waxaynu marar badan

Posted in Wararka | Leave a comment

Musharaxiin isticmaalay Jeegag Bangi oo la Been abuuray oo lagu arkay Jowhar iyo Cadaado.

Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey inay Musharixiinta u tartamaysay Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka adeegsadeen Jeegag Lacageedyo

Posted in Wararka | Leave a comment

Canshuur-bixiyayaasha Britain oo ka walaacsan Dhaqaalaha la siiyo Somalia inay xadaan Daacish ama si qaldan loo adeegsado.

Sida  lagu soo daabacay Wargeyska The Mail on Sunday ee ka soo baxa London waxa walaac xooggan laga muujinayaa Kaalmo Lacageed oo dhan 568 million

Posted in Wararka | Leave a comment

Chine oo Kenya ka taageereysa Dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab

Nairobi (Sh M Network)—Dowladda Chine ayaa ka taageereysa Dowladda Kenya Dagaalka ka dhan ah Xarakada Al Shabaab oo mararka qaarkood weeraro xoogan ka

Posted in Wararka | Leave a comment