Category Archives: Wararka

Golaha Amaanka Ee QM Oo Warbixin Laga Siiyay Xaalada Bini’aadanimo Ee Somalia

Safiirka Sweden Carl Skau ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyay Xaalada bini’aadanimo ee Dalalka Soomaaliya, Yemen, South Sudan iyo Nigeria.

Posted in Wararka | Leave a comment

Daawo Sawirada: Shinbiro loo tabbarayo inay haashka sigaarka ka ururiyaan jidadka !

Ka fal-celinta tirada badan ee sigaarrada lacabo ee Amsterdam, laba farsamayaqaan ayaa la yimid qorshe Tukaha loogu tababbarayo ururinta haashashka lagu tuuro jidadka.

Posted in Wararka | Leave a comment

DAAWO MUUQAALKA: Lacagihii Faalsada Ahaa Ee Lagu Gubay Magaalada Boosaaso

  Wasaaradda Maaliyadda Puntland iyo Bangiga Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah gubay lacag shilling Soomaali oo la sheegay in laga diidey gudaha

Posted in Wararka | Leave a comment

Turkiga oo Muqdisho ka bilaabaya Fulinta mashruuc weyn oo uu horey u balan-qaaday Erdogan

  Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u Dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Eng. Saadaq Abdullahi Abdi ayaa sheegay in dhismayaasha guryihii dawladda Turkigu

Posted in Wararka | Leave a comment

Khatarta cimilada oo saameeysa shimbiraha qaaradaha u kala goosha

  Shimbiraha u socdaala duulimaadyada dhaadheer ayey ku sii adkaaneyaan sidii ey ula qabsan lahaayeen cimilada kulul. Haddii aaney ku guuleey-san iney wax

Posted in Wararka | Leave a comment

Maxkamad ku taala Talyaaniga oo Xabsi Daa’in ku riday Nin Soomaali ah +Sawir

Maxkamada ku taala magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa xukun xabsi daa’in ah ku rida nin Soomaali ah oo la sheegay in uu

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg Ah: War Murtiyeed goordhaw laga soo saaray Shirkii Kismaayo (Akhriso)

Waxaa goordhaw War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland maalmahan uga socday Madaxda maamul goboleedyada dalka

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweyne caan ka ah dunida oo walaashiis u magacaabay xil sare (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un,ayaa walaashii u dalacsiiyay jago sare oo ay ka qabanayso xisbiga ka taliya dalkaasi. Kim Yo-jong -oo 30 sano

Posted in Wararka | Leave a comment

KOOXO HUBEYSAN OO XALAY KANTAROOLKA BOOSAASO SOO WEERARAY

Kooxo hubeysan oo ka tirsan alshabaabta buuraleyda golis  ayaa xalay saqdii dhexe weerar kusoo qaaday kantaroolka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Kooxahan

Posted in Wararka | Leave a comment

Kooxda Daacish oo soo saartay hadalkii ugu yaabka badnaa intii ay dagaalada ku jirtay

Kooxda isugu yeerta Khilaafada Islaamka ee Daacish ayaa dumarka islaamka ugu baaqday inay dagaalka kala qeyb galaan. War ay soo saartay Daacish ayay

Posted in Wararka | Leave a comment