Khatarta cimilada oo saameeysa shimbiraha qaaradaha u kala goosha

 

Shimbiraha u socdaala duulimaadyada dhaadheer ayey ku sii adkaaneyaan sidii ey ula qabsan lahaayeen cimilada kulul.

Haddii aaney ku guuleey-san iney wax ka bedelaan saacaddooda bayoloojiyada ee oogadoodu ku shaqeeyso ayey ku adkaaneeysaa sidii ey ku badbaadi lahaayeen. Â

-Shimbiraha aan la qab-san karin way ku adkaanaysaa iney badbaadaan, sida ay sheegtay Susanne Ã…kesson, ahna caalimad ku tahsustay culuunta cimilada xayawaanka ee jaamicadda Lund.

-Saacaddooda oogada ayaa u sheegta wakhtiga ey u baahan yihiin iney guuraan oo haddii aaney markaa la qabsan karin oo aaney diyaar u aheyn ey lumineyaan xilliga guga ee xasharaadka badan la helo. Xasharaad ey u isticmaalaan ilmaha iney ku quudiyaan. (TT)