Author Archives: admin1

Diiwaan gelinta Somaliland ee Gobolada SSC Xog iyo Fariin (Daawo Video).

Diiwaan gelinta Somaliland ee Gobolada SSC Xog iyo Fariin (Daawo Video). Diiwaan gelinta Somaliland ee deegaanada SSC waa iyaga oo gacmahooda isku gowracay 

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

SAWIRO:Kdiskii xaafadaha warbaahinta SBC oo finanalkiisiilagu qabtay degmd carmo

Waxaa xalay kuliyadda ciidan qaranka soomaliiyed ee Carmo lagu Qabtay xaflad si heer saraa loo soo agaasimay xafladan ayaa ahyd mid lagu tartan

Posted in Wararka | Leave a comment

XULKA QARANKA PORTUGAL OO KU GUULAYSTAY KOOBKA QARAMADA YURUB EE EURO 2016

Xulka qaranka Portugal ayaa ku guulaystay koobka qaramada Yurub ee Euro 2016 kadib markii  1-0  ay ku garaaceen xulka qaranka marti galinayay koobka

Posted in Wararka | Leave a comment

Ciidamada Dowladda oo iskaga baxay Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay iskaga baxeen Magaalada islamarkaana ay

Posted in Wararka | Leave a comment

Hawlwadeenada Warbaahinta Puntlander Oo Shacabka Muslimiinta ah Hambalyo U Diray.

Dhaman hawlwadenadda Warbaahinta Puntlander oo kala jooga Dal iyo Dibad waxay hambalayo u diraysaa Dhamaan Umadda Muslimiinta ah,kuwaas oo kukala Nool Dunida Daafaheeda. Agaasimaha

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxwaynah Dawladda Puntland oo Hambalyo U Diray Shacabka Muslimiinta ah.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 05-July-2016 hambalyada ciidul fidriga u diray dhammaan muslimiinta caalamka gaar ahaan shacab-weynaha  reer

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo shacabka Garowe Kula ciiday Magaaladda Growe.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda ciidul Fidriga oo ka dhacday garoonka kubadda Cagta Mire

Posted in Wararka | Leave a comment

Magaaladda Hargaysa Ee maamulka Soomaaliland Oo Si wayn Looga Ciiday.

Magalada Hargaysa Ee  xarunta  Maamulka Somaliland ayaa maanta si weyn looga ciiday, waxaana sallaada ciida lagu tukaday masaajidka Jaamaca, Salaada Ciida ayaa waxaa

Posted in Wararka | Leave a comment

SAWIRO:-Degmadda carmo oo maanta si wayn looga ciiday

waxaa  manta siweyn looga Tukuday salaadii ciidul fidriga magaalda carmo ee ka tirsan gobolka bari Munaasabadii lagu tukanayay salaadii ciidul  ciidulfidriga ee magalada

Posted in Wararka | Leave a comment

Muxaadaro Gaaban oo ku saabsan Ciida Soonfur

Muxaadaro Gaaban oo ku saabsan Ciida Soonfur    iyo Muxaadaro ku saabsan Sakaatul Fidriga 

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment