SAWIRO:-Degmadda carmo oo maanta si wayn looga ciiday

waxaa  manta siweyn looga Tukuday salaadii ciidul fidriga magaalda carmo ee ka tirsan gobolka bari Munaasabadii lagu tukanayay salaadii ciidul  ciidulfidriga ee magalada carmo ayaa waxa isugu yimaaday Boqolaal dadweyne ah oo usoo diyaar garoobay sidii ay utukan lahaayeen salaada ciida ee Maanta Dunida islaamka Looga Dabaal degayey

Maamulka degmada iyo qayba ka mid ah nabadoonada ayaa Munaasabadii ciida ka hadlay ayaa waxay hanbyo iyo baoqaadin udireen Umada islaamka ah Gaar ahaan umada soo maliyeed meel kasta oo ay joogaan  waxayna ilaahay uga baryeen in uu Nabad ku gaar siiyo Ciidan Ciideeda kale . Sida oo kale Waxay ay umada soomaliyeed ugu Baaqeen in ay ka shaqayyaan amaanka dalka iyo Deris wanaaga

Dhamaan Caalamka islaamka ayaa Sanadkaan soonka ku dhamaystay sanad Buuxa waxayna  wada ciideen manta oo Arbaca ah

Gaar ahan Gooba Qaxwaha iyo Dalxiiska ee Magaalada Carmo ayaa waxa laga Dareemayay  saxmad iyo Ciriiri badan maadama ay Ciid tahay oo dadka dhan wada farax sanayeen

SAWIRO:-

 

IMG_5982

IMG_5962

IMG_5959

IMG_5958

IMG_5957

IMG_5927

IMG_5935

IMG_5944

IMG_5946

IMG_5948

IMG_5913
IMG_5908

IMG_5904

IMG_5892

IMG_5891

IMG_5876

IMG_5878

IMG_5880

IMG_5881

IMG_5890

IMG_5867

IMG_5869

IMG_5872

IMG_5874

IMG_5875

IMG_5851

IMG_5852

IMG_5854

IMG_5855

IMG_5857

IMG_5849

IMG_5847

IMG_5827

IMG_5822

IMG_5816

HAAJI BAARUUD

BAARUUD2012@GMAIL.COM