XULKA QARANKA PORTUGAL OO KU GUULAYSTAY KOOBKA QARAMADA YURUB EE EURO 2016

Xulka qaranka Portugal ayaa ku guulaystay koobka qaramada Yurub ee Euro 2016 kadib markii  1-0  ay ku garaaceen xulka qaranka marti galinayay koobka  ee France.

Goolka oo la dhaliyay waqtii dheeri ahaa ee yicaarta lagu daray  mar 90 Daqiido lays mari waayay ayaa waxaa dhaliyay laacibka reer Portugal ee Eder Daqiiqadii 108 aad  ee cayaarta.

Cristiano Ronaldo oo cayaar qaYbtii hore looga saaray dhaawac soo gaaray ayaa dhamaadkii cayaarta kooxdiisa unoqday dhiira galaye weyn, markii cayaartii dhamaatayna oo hintii ee dhaawicii waxay isku badashay oo hin farxadeed.

Waa markii ugu horaysay  oo abid taariikhda ay ku guulaystaan koobka qaramada Yurub Portugal.

PORTUGAL

POTUGAL3

RONALDO2

PORTUGAL.6

PORTUGAL4