SAWIRO:Kdiskii xaafadaha warbaahinta SBC oo finanalkiisiilagu qabtay degmd carmo

Waxaa xalay kuliyadda ciidan qaranka soomaliiyed ee Carmo lagu Qabtay xaflad si heer saraa loo soo agaasimay
xafladan ayaa ahyd mid lagu tartan siinayey xaafadaha WADAJIR GROWE & WAABARI CARMO oo finanka iskugu soo baxay tartar aqooneedkii ka socday haayda warbaahinta soomaaliyeed ee SBC
waxaana ka soo qaybgalay siyaasin,culumu,maamulka degmada,kan gobolka ,wax garad,cuqaal,nabadoon iyo bulshada qayb heedii kale
salaam iyo marxabeen kadib waxaa laguda galay tartankii su’aala dhara la waydiiyey labada xaafadood kadib ayna wali natiijadii lagu dhawaaqin

waxaa halkaas u gu horayntii ka hadlay agaasimaha haayadda warbaahinta uma soomaaliyeed ee SBC Moxamed deeq abdala oo sheegay in tartan aqooneedkan socday in ka badan bil iyadoona soo bilabay horaantii bishii ramadaan ,wuxuu kaloo sheegay caqabada badan ka horyimaaday inay ku guulaysteen in caawa tartankii finalkiisii carmo lagu dhax qabto labada xaafadood finalka soo gaaray ayna caawa is hor fariistaana iyadoo labada xafadood muujiyey kal soonidooda iyo aqoontada.
gudoomiyaha gudiga kediska bisha ramadaan ee SBC oo isaguna hadlay ayaa sheegay in ay gudigu dhib iyo hawl ku qabeen cadaalad siinta labo xafadood iyadoo aanu ku sugnayn bosaso aad na taqaaniin xiliga xagaag si day jawigeedu yahay ay lagu dhex jiray bishii barakays nayd ee ramadaan.
wakiil ay soo dirsadeen shirkada is gaarsiinta ee golis oo ahyd shirkadii maal galinaysay tartan aqooneedkan ayaa halkaasi ka hadlay oo sheegay inay shirkada baahi walba ay bulshadu u qabaan dhanka is gaarsiinta ka haqabtiraan tartan kuna i9ntii uu socday ay gacantuna ku haysay GOLIS
ugu dan bayntii waxaa halkaas ka hadlay xafladana soo xiray gudoomiyaha gobalka bari yuusuf maxamed wacays dhado oo isagu u han balyeey labada xaafadood oo finanalka iskugu soo baxay
ugu dan baytii gudoomiyaha ayaa ka codsaday shirkadda GOLIS baahiya aysan wali ka haqbatirin degmada carmo ay ka haqabtiraan ay ugu horayso korontada

markay soo idlaatay xafladii ayaa gudiga kedis bisha ramadaan ee SBC ay ku dhawaaqeen natiijada labada xaafadood ee tartamayey miday caawa guushu ku raacday waxay sheegeen in waabari carmo ay guushu racday ay na ku qaaday 10 dhibcood hala wada jir garowe aya heshay 9 1\2 dhibcood
halmar waxaa is bedelay jawiga goobta ayna noqotay sawaxan iyo sacab labadii xagfadoona ay isku dhaqaaqeen mar xabeen

IMG_6663

IMG_6669

IMG_6670

IMG_6697

IMG_6726

IMG_6723

IMG_6706

IMG_6704

IMG_6679

IMG_6730

IMG_6758

IMG_6759

IMG_6771

IMG_6796

IMG_6803

IMG_6813

IMG_6816

IMG_6820

IMG_6827

IMG_6830

IMG_6834

IMG_6836

Mohammed faarah baaruud

Baaruud2012@gmail.com

C A R M O