Author Archives: admin1

DHEGEYSO-Taliska Booliska Gobolka Mudug Oo Awaamiir Soo Saaray Baaqna U Diray Shacabka.

Taliska guud ee qaybta booliska gobolka Mudug oo lahadlay warbaahinta magaalada Galkacyo ayaa sheegay in maamulka gobolka Mudug ay magaalada Gaalkacyo ay ka

Posted in Wararka | Leave a comment

Saacadda Rasmiga ah ee ay Imaanayaan Xulka Kubadda Cagta Puntland.

Madaxda wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, maamulka gobolka Nugaal, kan degmada Garoowe iyo boqolaal kamid ah shacabka kunool magaalada Garoowe ayaa kusii qulqulaya garoonka

Posted in Wararka | Leave a comment

DHEGEYSO-Xanuunka Kaduudiyaha Oo Kusii Fidaya Magaalada Galkacyo.

Xanuunka loo yaqaan Kaduudiyaha oo markii labaad si safmar ah loogu arkay Soomaaliya ayaa waxa uu bilihii ugu dambeeyey farakulul kuhaya magaalada Galkacyo

Posted in Wararka | Leave a comment

DHEGEYSO-Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Oo Ka Warbixiyey Safar Uu Ku Joogo G.Gedo.

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay socdaal kumarayaan gobolka Gedo, waxaana uu ka warbixiyey xaaladda

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweynaha Turkiga Oo Eedaymo U Jeediyey Saraakiil Maraykan ah.

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan  ayaa eedeeyn u jeediyay saraakiil ka tirsan ciidanka ammaanka dalka Mareykanka, kuwaas oo uu ku eedeeyay in

Posted in Wararka | Leave a comment

Xukuumadda Soomaaliya Oo Soobandhigtay Waxqabadkeedii Todobaadkii Dhammaaday.

Mogadishu, 30 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la

Posted in Wararka | Leave a comment

Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Soomaaliya.

Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ayaa waxay qaaday imtixaan mideysan sanadkii labaad taariikhdu marka ay ku beegneyd 28- kii may 2016 waxuuna

Posted in Wararka | Leave a comment

Jamhadda Nasrullaah ee Dalka Yemen Oo Ku Dhawaaqday Inay Ka Baxday Ururka Alqacida.

Kooxda Islaamliga ee Jabhatul Nusra oo aheed farac kamid ah Urur weynaha Al-Qaacida ayaa maanta si rasmi ah hogaanka kooxdaasi shaaca uga qaadeen

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweynaha “Dalkaan waxaa horumarin kara dadkiisa, dadkeenuna waxaa horumarin kara tacliinta”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirka dib u eegista tacliinta sare ee dalalka colaadaha ka soo kabanaya

Posted in Wararka | Leave a comment

DHEGEYSO-Dowladda Soomaaliya Oo Markab Gargaar ah Kala Wareegtey Masar.

  Markabkan sida shixnada  gargaar islamarkaana  dadka Masar iyo dowladooda ay ugu tala galeen shacabka  Soomaaliyeed ayaa  shalay kusoo xirtay dekadda weyn ee

Posted in Wararka | Leave a comment