DHEGEYSO-Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Oo Ka Warbixiyey Safar Uu Ku Joogo G.Gedo.

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay socdaal kumarayaan gobolka Gedo, waxaana uu ka warbixiyey xaaladda guud ee gobolada maamulka Jubbaland iyo shaqooyinka hadda uu Gedo kawado.

DHEGEYSO:-

Mudane Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland ayaa waxa uu sheegay in mudadii ay joogeen Doolow ay waxbadan ka qabteen arrimaha bulshada iyo dhismaha golayaasha deegaanka ee degmooyin katirsan gobolka Gedo.