Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Soomaaliya.

Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ayaa waxay qaaday imtixaan mideysan sanadkii labaad taariikhdu marka ay ku beegneyd 28- kii may 2016 waxuuna socday muddo asbuuc ah oo ku ekeed 1-juun 2016.

AKHRI NATIIJADA

1-7

2-9