Category Archives: Wararka

Qarax gaari lagu soo xiray oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax gaari hoosta looga soo xiray uu ka dhacay laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowladda Mareykanka oo digniin amni oo cusub ka soo saartay Soomaaliya

War-saxaafadeed ay Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka soo saartay  waxaa lagu soo bandhigtay Liiska 35 Waddan oo la sheegay inay Dadka Maraykanka kala

Posted in Wararka | Leave a comment

La-taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka oo war kasoo saaray kulanka uu la yeelanayo Kheyre

– La-taliyaha Amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton ayaa ka hadlay kulan la filayo in maanta uu magaalada Washington kula yeesho ra’iisul wasaaraha Soomaliya

Posted in Wararka | Leave a comment

Ciidamada Amniga Puntland Oo Xabsiga Dhigay Mas’uuliyiin Katirsan Maamulkaasi

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga ay Xabsiga Dhigeen Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Puntland. Sida uu xaqiijiyey Wasiirka Maaliyada Puntland

Posted in Wararka | Leave a comment

Fiqi: ” Ma ahan wax la aqbali karo in la karaamo tiro Xildhibaan Muuse Suudi” (Daawo Sawirro)

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan baarlamanka Somalia kana mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowlada ayaa booqday xarunta Senator Muuse Suudi Yalaxow ee

Posted in Wararka | Leave a comment

Somalia Iyo Talyaaniga Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Iskaashiga Ciidamada + Sawirro

Wafdi ka socday Talyaaniga oo ay hoggaaminaysay Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga, Gen. Enzo vecciarelli, 

Posted in Wararka | Leave a comment

Abiy Ahmed oo Midowga Yurub ka sugaya qorshe la xiriira DF iyo Somaliland

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa ka war sugaya Midowga Yurub, si uu billaabo qorshaha uu ku heshiisinayo maamulka Somaliland iyo dowladda

Posted in Wararka | Leave a comment

DF oo baadi goobeysaa dadka qaraxyada Muqdisho ku maalgeliya Al-Shabaab

Agaasimaha Warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in Al-Shabaab aysan kali ku aheyn fulinta qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho balse

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay dalka Qatar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saacado kadib markuu kasoo laabtay dalka Masar wuxuu maanta u ambabaxay magaalada Doha ee dalka Qatar. Caasimada

Posted in Wararka | Leave a comment

Rag iska dhigay Uhuru oo dhacay lacag malaayiin ah

Ugu yaraan 7 Qof ayaa maanta ka soo muuqday maxkamadda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayada oo lagu soo eedeeyay dambiyo badan. Raggan

Posted in Wararka | Leave a comment