Category Archives: Wararka

Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay noqotay Gudoomiyaha Ururka Jaamacadaha UK (Daawo Video)

Posted in Wararka | Leave a comment

Sawirro:- Madaxweynaha Jabuuti Oo Furay Bangiga Dahabshiil Ee EAB

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Xarigga ka jaray dhisme uu Magaalada Jabuuti ka yeelanayo Bangigga EAB oo qayb ka ah Shirkadaha

Posted in Wararka | Leave a comment

Dhaqaatiir ajaaniib ah oo laga afduubtay Mandhera, lana dilay ilaaladoodii

Labo dhakhtar oo ajnabi ah ayaa laga afduubay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska. Ilaaladoodii

Posted in Wararka | Leave a comment

PUNTLAND oo iclaamsiay dagaal ka dhan ah Takfiirka

Maamulka Puntland aya magaalada Garowe kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah ururka Takfiir, oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku badanayay deegaanada Puntland. Wasiirka cadaaladda

Posted in Wararka | Leave a comment

Soomaaliya oo laga qaaday xayiraad muddo 30 sano ah saarneyd (Daawo Sawirro)

Soomaaliya ayaa dib u soo ceshatay xubinnimada buuxda ee Midowga Boostada Adduunka (UPU), iyada oo la inaga qaaday xannibaad inaga saarneyd dhinaca boostada

Posted in Wararka | Leave a comment

Booliiska London oo Julian Assange oo kasoo dhax xiray Safaarada Ecuador (Daawo Sawirada)

Booliiska dalka Britain ayaa maanta gudaha u galay dhismaha safaarada Ecuador ku leedahay magaalada London ,waxa ayna halkaasi kasoo xireen Julian Assange oo

Posted in Wararka | Leave a comment

Marwo Keria Ibrahim oo ogolaatay iney booqasho ku timaado Somalia (Daawo Sawirro)

Shirkii 140-aad ee Midowga Baarlamaanada adduunka ayaa lagu soo gebagebeyeey magaalada Doxa ee xarunta dalka Qatar, waxaana ka qeyb galay Wafdi heer sare

Posted in Wararka | Leave a comment

Rag xaasaska ragga kale uga furan jiray sixir oo lagu maxkamadeeyey Boosaaso

Lix nin oo lagu eedeeyey inay dad sixreen ayaa maanta lasoo taagay maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ee magaalada Boosaaso. Waxyaabaha raggan

Posted in Wararka | Leave a comment

Mareykanka oo war kasoo saaray gudoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Somalia

Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay magacaabista guddoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo toddobaadkii tagay ay golaha wasiirada

Posted in Wararka | Leave a comment

Deeqaha aan Soomaalida u qorsheeyno cidda ay quseyso ayaan kala macaamiilnaa”

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa xog dheeraad ah ka bixiyay sida ay u maamulaan deeqaha Mareykanka uu ugu deeqo Soomaaliya.

Posted in Wararka | Leave a comment