Category Archives: Wararka

Askar qiratay in ay ka dambeeyeen Afgambi Fashilmay oo lasoo bandhigay

Taleefishinka qaranka ee Venezuela ayaa soo bandhigay muuqaal lagu muujinayo in muwaadiniin Ameerikaan ah ay maleegayeen inay xilka ka tuuraan Madaxweyne Nicolás Maduro

Posted in Wararka | Leave a comment

Sheekh Shariif iyo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender oo ka wada-hadalay xaaladda siyaasadda dalka

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa waxay yeesheen wada-hadal khadka taleefanka, iyagoo

Posted in Wararka | Leave a comment

Ilhaan Cumar oo dalbatay in jawaab laga bixiyo khasaaraha rayidka ee duqeymaha Africom

– Xildhibaan Ilhan Omar oo katirsan golaha kongareeska Maraykanka ayaa hogaamineysa toddobo wakiil oo Dimoqraadi ah, oo saxiixay warqad taliska ciidanka Maraykanka looga

Posted in Wararka | Leave a comment

Qofkii labaad oo Somaliland ugu dhintay COVID-19 iyo Kiisas Cusub oo laga helay

Maamulka Somaliland ayaa Goordhow shaaciyay inay diiwaan-geliyeen dad Cusub oo qaba Cudurka halista ah ee Coronavirus, kuwaasi oo baaritaano kala duwan lagu sameeyay.

Posted in Wararka | Leave a comment

Diyaarad qaadi laheyd Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo lagu xanibay Muqdisho

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho ayaa waxaa sheegaya in Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho muddo ku

Posted in Wararka | Leave a comment

Khabiir ku dhowaa inuu helo dawada Coronavirus oo lagu dilay dalka Maraykanka

Sida ay sheegeen Saraakiisha Booliska dalka Mareykanka, Khabiir ku dhawaa inuu helo daawada cudurka Coronavirus ayaa lagu toogtay oo lagu dilay dalkaas. Professor-ka

Posted in Wararka | Leave a comment

Jacfar oo ka hadlay xabsiga Cusboole ee la sheegay in lagu ciqaabo dad gaar ah

Guddoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed Abuukar Cali( Jacfar) ayaa ka hadlay wararkii maalmihii ugu dambeeyey la isla dhex mariyey ee ku saabsanaa in Degmadaas

Posted in Wararka | Leave a comment

Xildhibaanad Somali ah oo ka tirsan Degmo Sweden ka mid ah oo ka qayb Gashay Shirkii Quba joogta Somalida

  Xildhibaanad Sahra(Bundubte) oo ka tirsan Xildhibaanada heer gobol iyo heer degmo gobolka folkoping ee Dalka Sweden ayaa ka qayb gashay shirkii quba

Posted in Wararka | Leave a comment

Hogaamiye ku-xigeeknkii Daacishta Soomaaliya oo la dilay

Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdismad Maxamed Gallan ayaa sheegay in duqeyn maanta ka dhacday Tuulada Xiriiro oo 3KM u jirta Degmada Isku Shuban

Posted in Wararka | Leave a comment

Dayuurad dagaal oo walxo qarxa ku tuurtay degaano hoos taga Somaliland

Diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulayay ayaa waxyaabo qarxa ku tuuray dad reer guuraa ah iyo dhul daaqsimeed ka tirsan degmada Sallaxley

Posted in Wararka | Leave a comment