Category Archives: Wararka

Hawlwadeenada Warbaahinta Puntlander Oo Shacabka Muslimiinta ah Hambalyo U Diray.

Dhaman hawlwadenadda Warbaahinta Puntlander oo kala jooga Dal iyo Dibad waxay hambalayo u diraysaa Dhamaan Umadda Muslimiinta ah,kuwaas oo kukala Nool Dunida Daafaheeda. Agaasimaha

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxwaynah Dawladda Puntland oo Hambalyo U Diray Shacabka Muslimiinta ah.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 05-July-2016 hambalyada ciidul fidriga u diray dhammaan muslimiinta caalamka gaar ahaan shacab-weynaha  reer

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland oo shacabka Garowe Kula ciiday Magaaladda Growe.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda ciidul Fidriga oo ka dhacday garoonka kubadda Cagta Mire

Posted in Wararka | Leave a comment

Magaaladda Hargaysa Ee maamulka Soomaaliland Oo Si wayn Looga Ciiday.

Magalada Hargaysa Ee  xarunta  Maamulka Somaliland ayaa maanta si weyn looga ciiday, waxaana sallaada ciida lagu tukaday masaajidka Jaamaca, Salaada Ciida ayaa waxaa

Posted in Wararka | Leave a comment

SAWIRO:-Degmadda carmo oo maanta si wayn looga ciiday

waxaa  manta siweyn looga Tukuday salaadii ciidul fidriga magaalda carmo ee ka tirsan gobolka bari Munaasabadii lagu tukanayay salaadii ciidul  ciidulfidriga ee magalada

Posted in Wararka | Leave a comment

Muxaadaro Gaaban oo ku saabsan Ciida Soonfur

Muxaadaro Gaaban oo ku saabsan Ciida Soonfur    iyo Muxaadaro ku saabsan Sakaatul Fidriga 

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Qisooyinka Quraanka (28) Gabagabo iyo mahadnaq.

Qisooyinka Quraanka (28) Gabagabo iyo mahadnaq Assalamu Calykum Warahmatullahi wabarakatuhu Aad iyo aad ayay ugu mahadsanyihiin walaalihii barmaamijyadii aan idiin soo diray sii

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Xadhiga Ka Jaray Buundada Ugu Dheer Caalamka (Video + Sawiro).

Madaxweynaha Dalka Turkiga Oo Xadhiga Ka Jaray Buundada Ugu Dheer Caalamka (Video + Sawiro). Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si rasmi ah

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Qisooyinka Quraanka (27) – Godadka naarta ah dadkii lagu guray.

Qisooyinka Quraanka (27) – Godadka naarta ah dadkii lagu guray Assalamu Calykum Warahmatullahi wabarakatuhu Qisada maanta ee qisooyinka Quraanka waxa aan ku soo

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Fannaanka caanka ah ee Farxaan Xidig oo CID-da Hargeysa loogu xiray arrin siyaasadeed.

Fannaanka caanka ah ee Farxaan Xidig oo CID-da Hargeysa loogu xiray arrin siyaasadeed. Fanaanka caanka ah ee Farxaan Xidig ayaa muddo dhowr cisho ah

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment