Qisooyinka Quraanka (27) – Godadka naarta ah dadkii lagu guray.

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (27) – Godadka naarta ah dadkii lagu guray

Assalamu Calykum Warahmatullahi wabarakatuhu

Qisada maanta ee qisooyinka Quraanka waxa aan ku soo qaadanaynaa dadkii Muslimiinta ahaa ee iyaga oo nool godadka naarta ah lagu guray iyo casharada ku jira. Fadlan halkan ka daawo hadii aad awoodana sii fidi.


Mahadsanidin

Sh.Said Ali Ahmed

Ottawa