Category Archives: Wararka

Turkmenistan oo noqotay Dowladii ugu horreeysay ee mamnuucda Sigaarka.

Madaxweynaha dalka Turkmenistan, Gurbanguly Berdimuhamedow ayaa soo saaray Wareegto lagu mamnuucay Ganacsiga iyo Isticmaalka Sigaarka oo khatar weyn ku ah Caafimaadka Aadanaha. Sida

Posted in Wararka | Leave a comment

La Heystayaal Ajnabi ah oo Burcadbadeeda Soomaalida maanta ay sii daayeen

Illaa 26 la heyste oo ahaa Howlwadeenno Ajnabi ah ee ka soo kala Jeeda dalalka China,  Philippine  iyo India oo gacanta ugu jiray

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg ah: Dagaal Dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa ku soo warramaya in dagaal aad u culus uu dib uga bilowday Magaalada

Posted in Wararka | Leave a comment

Muwaadiniinta Maraykanka oo looga digay inay u socdaalaan Ethiopia.

Hadal ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ayaa ugu baaqay Muwaadiniinta Maraykanka inaysan socdaal ku teegin Ethiopia oo ay weli ka socdaan

Posted in Wararka | Leave a comment

Shirweynihii 1-aad ee Dallada ay ku Mideysan yihiin Ururadda Qurba-joogta Puntland ee PEDAN oo Sweden ka Furmay.SAWIRRO

Magaalada Borlange ee Dalka Sweden waxa si Habsimi leh uga Furmay Shirweynihii kowaad Dallada PEDAN oo ay ku mideysan yihiin Ururadda Qurbo-joogta Puntland

Posted in Wararka | Leave a comment

SHIRWEYNIHII 1-AAD EE DALADDA QURBO-JOOGTA PUNTLAND EE YURUB (PEDAN) OO MAANTA FURMAY.

SHIRWEYNIHII 1-AAD EE DALADDA QURBO-JOOGTA PUNTLAND EE YURUB (PEDAN) OO MAANTA FURMAY. Magaalada Borlange ee Dalka Sweden waxa ka furmay Shirweynihii 1-aad ee

Posted in Wararka | Leave a comment

HRW oo ugu baaqday Dowladda Federalka in lala xisaabtamo kuwa dhibaateeya Saxaafadda Xorta.

Hay’afda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa walaac xooggan ka muujisay Weeraradda lagu hayo Warbaahinta Madaxa Bannaan ee ka hawl-gala

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowladda Talyaaniga oo amniga doorashooyinka ka taageereysa Somalia

—Kadib kulan maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay xili uu ka hadlayay Carlos Capella oo ah Danjiraha Dalka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa waxuu

Posted in Wararka | Leave a comment

Xaashi Cumar: “Waxaan u mahad celinayaa Saxafiyad gacan ka geysatay baaritaanka inaan lahayn wax dembi ah

Maxkamadda Rafcaanka ee Perugia ee dalka Talyaaniga ayaa sii daysay Dhibane Xaashi Cumar Xasan oo isagu ku eedeysnaa inuu ku lug lahaa dilkii

Posted in Wararka | Leave a comment

FALANQEYN XASAASI AH: Lama filaanadii maanta ka dhacay Xarunta Baarlamaanka ee Puntland, Maxaadse ka og tahay??

Tartan adag oo siyaasadeed ayaa ka dhacay maanta xarunta baarlamaanka dawladda Puntland,kaas oo codka kalsoonida lagu siinayey Musharaxiintii u taagnaa ka mid noqoshada

Posted in Wararka | Leave a comment