Category Archives: Wararka

Doorka Maraykanka Ee Somalia Ma Aha Mid Taageero Ka Geysanayo Dhismaha Nabadda Somalia (Warbixin

Wargeyska Pittsburgh Post-Gazette ee ka soo baxay dalka Maraykanka ayaa qoray Warbixin dheer oo uu kaga hadlay dilalka ka dhaca Somalia iyo Doorka

Posted in Wararka | Leave a comment

Ehelada dad lala’ yahay oo saaka buuxiyey Isgoyska Zoope & meydad laga soo saaray burburka (Daawo Sawirro)

Boqolaal qof ayaa saaka buux dhaafiyey nawaaxiga Isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho oo shalay galab uu ka dhacay qarax lagu hoobtay oo loo

Posted in Wararka | Leave a comment

Farmaajo oo booqday goobtii Masiibadu ka dhacday & Isbitaalada, dhiigna shubay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday goobtii mashaqadu ka dhacday ee isgoyska Zoopo iyo Isbtitaalada magaalada qaarkood isagoo u kuurgalaya xaaladda shacabkii

Posted in Wararka | Leave a comment

RW Kheyre oo baajiyey safar dibeda ah, amar cusubna siiyey golihiisa wasiirada

Raisul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali khayre ayaa baajiyey safar uu maalinta beri ah ugu ambabixi lahaa Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Wasiirka

Posted in Wararka | Leave a comment

Photo News Qaraxii Muqdisho

Posted in Wararka | Leave a comment

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii Xooganaa ee ka dhacay Muqdisho iyo qeybo kamid ah Zope oo gubanaysa

Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay agagaarka Isgooska Zope ee magaalada Muqdisho, waxaana

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg Ah: Qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan si weyna laga maqlay inta badan uu ka dhacay meel aan ka fogeyn isgooska Zope ee magaalada

Posted in Wararka | Leave a comment

Dawladda Qadar oo Tababar siisay Diblumaasiyiin Soomaali ah (Daawo Muuqaal)

Diblumaasiyiin ka socday Dawladda Soomaaliya ayaa Tababar loogu soo xidhay magaalada Doha ee Caasimadda dalka Qadar, Waxayna intii uu Tababarku u socday ka

Posted in Wararka | Leave a comment

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta meel mariyay Heshiis ay Xukuumada gashay

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa meel mariyay Heshiiska Maxaabiis is dhaafsiga ay wada saxiixdeen Dowladaha Soomaalia

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowlada Iran Oo Madaxda DFS Kala Hadleysa Muwaadin Looga Dilay Somalia

Wasaaradda Arimaha dibada dalka Iiraan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay dilka Captain u dhashay dalkaasi, oo lagu dilay biyaha dalka Soomaaliya, sidoo

Posted in Wararka | Leave a comment