Author Archives: admin1

Qisooyinka Quraanka (24) – Magaaladii Rusushooda ku caasiday

Qisooyinka Quraanka (24) – Magaaladii Rusushooda ku caasiday Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu Barmaamijka 24 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Tacsi tiiraanyo xambaarsan(إنا لله وإنا إليه راجعون) Garaad Abshir Saalax oo ku geeriyooday Dalka Sweden (video).

Tacsi tiiraanyo xambaarsan(إنا لله وإنا إليه راجعون) Garaad Abshir Saalax oo ku geeriyooday Dalka Sweden (video).   Waxa Dalka Sweden Maalintii Jimcaha ku

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Qisooyinka Quraanka (23) – Qisadii nicmadii ay waayeen Reer Saba

Qisooyinka Quraanka (23) – Qisadii nicmadii ay waayeen Reer Saba Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu   Nicmada Allah hadii laga mahadnaqi waayo waxa ay

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

WAXAA MAGAALADA CARMO LOO GA DIYAAR GAROOW GA MU NAASABADA CIIDUL FITRIGA

WAXAA FOODDA NAGU SOO HAYSAA MUNAASABA CIIDDA FITRIGA  MUNAASABADAA OO DIYAAR GAROW GEEDDA LAGA DHEX DAREEMAYO GUDAHA MAGAALADDA CARMO BULSHADDA  AYAA KU MASHQUULSAN

Posted in Wararka | Leave a comment

20 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Lafoole

Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellaha hoose, ayaa sheegaya in gaari ay saarnaayeen dad shacab ah ku qaraxday miino dhulka lagu

Posted in Wararka | Leave a comment

WARBIXIN: MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO SIWEYN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA GAALKACYO.

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo oo ka kooban labada gole ee dawladda ayaa maanta

Posted in Wararka | Leave a comment

QODOBO LAGA SOO SAARAY SHIRKII GOLAHA WASIIRADA IYO CULUMADA SOOMAALIYEED EE MUQDISHO

Gulaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir la yeeshay Cuilaam’udiin dhawaan ka soo Cabasho ka soo saaray Qodobada Siyaasadda Qaranka ee Jinsiga, si

Posted in Wararka | Leave a comment

DALLADDA DANEEYAYAASHA AAN DAWLIGA AHAYN EE PUNSAA OO SOO DHOWEYSAY GO’AANKII DIB LOOGA LAABTAY GUDDIGII DOORASHADA SOOMAAALIYA EE 2016

GAROWE (PUNTLANDER) Dalladda Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee PUNSAA ayaa War Saxaafadeed ka  soo saartay go’aankii ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dwladaha xubnaha

Posted in Wararka | Leave a comment

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND OO GAROOWE KAGA QAYB GALAY MUNAASABAD LOOGU MAGAC DARAY CIIDSIINTA AGOOMAHA

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 28-Jun-2016 xarunta Agoomaha Puntland ee Garoowe kaga qayb galay Munaasab loogu magac daray

Posted in Wararka | Leave a comment

Qisooyinka Quraanka (22) – Qisadii iyo xikmadihii ninkii xakiimka ahaa ee Luqmaan

Qisooyinka Quraanka (22) – Qisadii iyo xikmadihii ninkii xakiimka ahaa ee Luqmaan Assalamu Calaykum Baraamijka 22aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment