Qisooyinka Quraanka (23) – Qisadii nicmadii ay waayeen Reer Saba

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (23) – Qisadii nicmadii ay waayeen Reer Saba

Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu

 

Nicmada Allah hadii laga mahadnaqi waayo waxa ay keentaa in nicmadaasi ay suusho. Reer Saba waxa uu Allah dagaankooda ku siiyay nicmooyin aad u badan, markii ay ka mahadnaqi waayeen nicmooyinkaasna waxa loogu badalay cadaan aduunyo iyo in ay waayaan nicmooyinkaas. Qisadooda sida uu Allah Quraanka kaga sheekeyay ayayanu ku soo qaadan doonaa barmaamijka 23 ee Qisooyinka Quraanka. Fadalan halkan ka daawo intii aad gaadhsiin kartana sii gaadhsii.

Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin.

Shiekh Said Ali Ahmed

Ottawa