Tacsi tiiraanyo xambaarsan(إنا لله وإنا إليه راجعون) Garaad Abshir Saalax oo ku geeriyooday Dalka Sweden (video).

Garaad Abshir SaalaxTacsi tiiraanyo xambaarsan(إنا لله وإنا إليه راجعون) Garaad Abshir Saalax oo ku geeriyooday Dalka Sweden (video).

 

Waxa Dalka Sweden Maalintii Jimcaha ku geeriyooday Garaad Absahir Saalax Maxamed, sidaasna waxaan ka tacsiyadaynaynaa geerida Garaadka dhamaan Ummadda Soomaaliyeed iyada oo uu Garaadku ahaa nin Qaran, oo Qaranka u soo qabtay masuuliyada kala gedisan, siiba Shacabka SSC iyo Puntland oo uu ka soo jeeday Garaadku, si gaar ah Qowskiisii, Ahalkiisii, Qaraabadiisii iyo Asxaabtiisii ku dhoway

Hoose ka Daawo Tacsida iyo Taariikh nololeedkii Garaadka oo kooban.