Qisooyinka Quraanka (24) – Magaaladii Rusushooda ku caasiday

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (24) – Magaaladii Rusushooda ku caasiday

Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu

Barmaamijka 24 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa magaaladii sadexda rasuul loo diray laakiin diiday in ay rusushooda wanaaga ku raacdo.Fadlabn sheekada magaaladaas oo dhan sida uu Allah kaga sheekeeyaya surada Yaasiin halkan ka daawo, khayrkani fidi si aad ajarka u wadaagto.


Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin.

Sh.Said Ali Ahmed

Ottawa