Qisooyinka Quraanka (22) – Qisadii iyo xikmadihii ninkii xakiimka ahaa ee Luqmaan

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (22) – Qisadii iyo xikmadihii ninkii xakiimka ahaa ee Luqmaan

Assalamu Calaykum

Baraamijka 22aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa ninkii wanaagsanaa ee xakiimka ahaa ee Luqmaan iyo xikmadihii iyo talooyinkii uu inankiisa siiyay. Waa xikmado  uu u baahanyahay qof kasta oo Muslim ah khaasatana walidiinta caruurtooda wanaaga la rabaa. Fadlan ka faa’idayso xikmadhaas siina fidi intii aad awoodo.


Mahadsanidin

 

Shiekh Said Ali Ahmed

Ottawa