DALLADDA DANEEYAYAASHA AAN DAWLIGA AHAYN EE PUNSAA OO SOO DHOWEYSAY GO’AANKII DIB LOOGA LAABTAY GUDDIGII DOORASHADA SOOMAAALIYA EE 2016

GAROWE (PUNTLANDER) Dalladda Daneeyayaasha aan Dawliga ahayn ee PUNSAA ayaa War Saxaafadeed ka  soo saartay go’aankii ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dwladaha xubnaha ka ahi dib uga laabteen guddigii doorashada 2016 ee ay hore u magaacaabeen, wuxuuna u qornaa sidatan.