Category Archives: Wararka

Qisooyinka Quraanka (26) – Walaalihii sadaqada la bakhaylayWalaalihii sadaqada la bakhaylay.

Qisooyinka Quraanka (26) – Walaalihii sadaqada la bakhaylayWalaalihii sadaqada la bakhaylay. Assalamu Calaykum   Nicmada Allah in aad ka mahadnaqdaa waxa ay keentaa

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Dhalashada Shawaal ama Soonfur oo beri galab la eegaayo

Dhalashada Shawaal ama Soonfur oo beri galab la eegaayo dhalashada Bisha Shawaal ama Soonfur ayaa la eegayaa berito galab oo Isniin ah 29Ramadaan,

Posted in Wararka | Leave a comment

Qisooyinka Quraanka (25) – Ninkii Muminka ahaa ee ay Fircoon qaraabada ahaayeen.

Qisooyinka Quraanka (25) – Ninkii Muminka ahaa ee ay Fircoon qaraabada ahaayeen Assalamu Calaykum Qisada ninkii muminka ahaa ay qaraabada ahaayeen Fircoon ee

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Kenya oo bilowday dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab

Dowlada Kenya ayaa shalay si rasmi ah u bilowday iney dalkooda dib ugu celiso Boqolaal Kun oo Qaxooti Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo ku

Posted in Wararka | Leave a comment

Qaraxyo ay ku Dhinteen 80 Qof oo ka Dhacay Baqdaad

Ugu yaraan 80 qof ayaa ku dhintay in kaban 131 kalana waa ku dhaawacmeen laba qarax oo waaweyn oo ka dhacay caasimadda dalka

Posted in Wararka | Leave a comment

DAAWO SAWIRADA SHIRWEYNHII 4-AAD EE NUSOJ OO SI XALAAL AH UGA FURMEY MAGAALADA GAALKACYO.

Shir weynihii 4-aad e ururka saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee Nusoj ayaa maanta si sharci ah uga furmey Magaalada  taariiqiga ah ee Gaal-kacyo ee

Posted in Wararka | Leave a comment

Qisooyinka Quraanka (24) – Magaaladii Rusushooda ku caasiday

Qisooyinka Quraanka (24) – Magaaladii Rusushooda ku caasiday Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu Barmaamijka 24 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Tacsi tiiraanyo xambaarsan(إنا لله وإنا إليه راجعون) Garaad Abshir Saalax oo ku geeriyooday Dalka Sweden (video).

Tacsi tiiraanyo xambaarsan(إنا لله وإنا إليه راجعون) Garaad Abshir Saalax oo ku geeriyooday Dalka Sweden (video).   Waxa Dalka Sweden Maalintii Jimcaha ku

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Qisooyinka Quraanka (23) – Qisadii nicmadii ay waayeen Reer Saba

Qisooyinka Quraanka (23) – Qisadii nicmadii ay waayeen Reer Saba Assalamu Calykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu   Nicmada Allah hadii laga mahadnaqi waayo waxa ay

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

WAXAA MAGAALADA CARMO LOO GA DIYAAR GAROOW GA MU NAASABADA CIIDUL FITRIGA

WAXAA FOODDA NAGU SOO HAYSAA MUNAASABA CIIDDA FITRIGA  MUNAASABADAA OO DIYAAR GAROW GEEDDA LAGA DHEX DAREEMAYO GUDAHA MAGAALADDA CARMO BULSHADDA  AYAA KU MASHQUULSAN

Posted in Wararka | Leave a comment