Qisooyinka Quraanka (26) – Walaalihii sadaqada la bakhaylayWalaalihii sadaqada la bakhaylay.

shiekh saeedQisooyinka Quraanka (26) – Walaalihii sadaqada la bakhaylayWalaalihii sadaqada la bakhaylay.

Assalamu Calaykum

 

Nicmada Allah in aad ka mahadnaqdaa waxa ay keentaa in ay nicmadaasi kaa suulin. Meelo badan Quraanku waxa uu ka shekeeyay dad nicmadii uu Allah siiyay ka mahadnaqi waayay oo sababtaa darteed nicmadii ku waayay. Barmaamijka 26 aad ee qisooyinka Quraanka waxa aan kaga hadli doonaa qiso ka mida qisooyinkaas uu Quraanku ka sheekeeyay. Fadlan daawo siina fidi.

Mahadsanidin Ilaahana khayr badan ha idin siiyo

 

Said Ali Ahmed Ottawa