Category Archives: Wararka

Madaxweynaha Turkiga Oo Eedaymo U Jeediyey Saraakiil Maraykan ah.

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan  ayaa eedeeyn u jeediyay saraakiil ka tirsan ciidanka ammaanka dalka Mareykanka, kuwaas oo uu ku eedeeyay in

Posted in Wararka | Leave a comment

Xukuumadda Soomaaliya Oo Soobandhigtay Waxqabadkeedii Todobaadkii Dhammaaday.

Mogadishu, 30 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la

Posted in Wararka | Leave a comment

Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Soomaaliya.

Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ayaa waxay qaaday imtixaan mideysan sanadkii labaad taariikhdu marka ay ku beegneyd 28- kii may 2016 waxuuna

Posted in Wararka | Leave a comment

Jamhadda Nasrullaah ee Dalka Yemen Oo Ku Dhawaaqday Inay Ka Baxday Ururka Alqacida.

Kooxda Islaamliga ee Jabhatul Nusra oo aheed farac kamid ah Urur weynaha Al-Qaacida ayaa maanta si rasmi ah hogaanka kooxdaasi shaaca uga qaadeen

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweynaha “Dalkaan waxaa horumarin kara dadkiisa, dadkeenuna waxaa horumarin kara tacliinta”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirka dib u eegista tacliinta sare ee dalalka colaadaha ka soo kabanaya

Posted in Wararka | Leave a comment

DHEGEYSO-Dowladda Soomaaliya Oo Markab Gargaar ah Kala Wareegtey Masar.

  Markabkan sida shixnada  gargaar islamarkaana  dadka Masar iyo dowladooda ay ugu tala galeen shacabka  Soomaaliyeed ayaa  shalay kusoo xirtay dekadda weyn ee

Posted in Wararka | Leave a comment

Somaliland oo 8 nin dil toogasha ah ku xu kun tay

Somaliland ayaa sideed nin ku xukuntay dil toogasho ah sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka-sida ee derejada kowaad Koroneyl Yuusuf Faarax Sharma’arke

Posted in Wararka | Leave a comment

MADAXWEYNAHA IYO RA’IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA OO WUFUUD CAALAMI AH KU QAABILAY MUQDISHO

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid  Cali Sharma’arke ayaa  Xarunta Madaxtooyada ku qaabiley wufuud

Posted in Wararka | Leave a comment

Daahfurka Garoon ku badda cagta carmo

waxaa degmada mada carmo ee gobalka bari lagu daah furay xarunta kubada cagta ee carmo “Carmo sports centar” xaruntan ayaa ah mid ay

Posted in Wararka | Leave a comment

BAARLAMAANKA PUNTLAND OO DIIDAY IN WAKHTI DHEERAADA LOOGU DARO GUDIGA MAXKAMADA SARE

-Dhawaan ayuu Madaweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waraaq uu u diray Baarlamaanka, mudo 4 bilooda ugu daray Gudiga Maxkmada sare ee

Posted in Wararka | Leave a comment