Daahfurka Garoon ku badda cagta carmo


waxaa degmada mada carmo ee gobalka bari lagu daah furay xarunta kubada cagta ee carmo “Carmo sports centar

xaruntan ayaa ah mid ay bulshada uga baahi tiri doonta baahadi ay u qabeen garoon casri ah oo la mida garoonada caalmka .

galabnimadii waxaa garoonka lagu qabtay ciyaar furitaan ah oo dhex martay labo naadi oo kala ah xulka degmada carmo ay maal galanaysay shirkadda golis  iyo naadi kaloo marti ahyd oo lagu magacaabo xulka xaaji mire ayna maal galinayey farshaxaniistaha AMIR ARTS

Ciyaarta oo socotay hal saac ayey ku soo dhamaatay 2-3 ayna guusha ku raacday xulka xaaji mire uu maal galinayey farshaxaniiste AMIR ARTS

IMG_7301

IMG_7310

IMG_7347

IMG_7389

ka dib markay soo diltaay ciyaartii waxaa loo dareeray salaadii maqrib isasoo laabasho kadib waxaa laguda galay xaflad kooban lagu xarig jarayo garoon ka

IMG_9994

siciid cabdilaahi deni & siciid cabdiraxmaan qablan

ugu horayntii xafladda waxaa ka hadlay mulkiilaha garoonka cabdi khaaliq moxamed ismaaciil oo sheegay in garoon ka u ufu reen baahi ay bulshada u qabeen siiba dhalin yarada uu sheegay inay san haysan garoon casri ah oo ay ku ciyaaran

IMG_0018

cabdikhaaliq maxamed ismaaciil

muse mire oo ku hadlayey afka nabadoonada ayaa sheegay in garoon nabada wax tar u yahay kana qayb qaadan karo nabada iyo badbaadinta dhalinta qurbaha ku sii qul qulaysa

IMG_0067

nabadon muse mire

ugu dan bayntii waxaa xafladda si wada jira u soo xiray  musharaxa u taagan xilka madax wayne ee Somalia musharax siciid cabdilaahi deni iyo gudoomiye ku xi geenka degmada carmo siciid cabdiraxmaan qablan  oo wada  sheegayn inay garoon kan cusubi tahay horumar u soo hoyotay shacabka puntlan gaar ahaan shacab  magaalada carmo

IMG_0102 IMG_0098

Koob kiina ay  gudoon siiyeen naadigii galabta badisay

IMG_0133

IMG_0087

IMG_0015

 

IMG_0141

IMG_0012-2

IMG_0016

IMG_0017

IMG_0057

IMG_0067

IMG_0009

IMG_0098

IMG_0102

IMG_0105

IMG_0115

IMG_0133

IMG_9994

IMG_0018


Mohammed faarah baaruud


EMAIL:Baaruud2012@gmail.com


Tell:+252907763444


Facebook: https://www.facebook.com/xaaji.baaruud


www.puntlander.com


xafiiska carmo