Category Archives: Wararka

(SAWIRO): Lammaane Soomaali ku naaloonaya inay Tahriib ku galaan Britain oo dhaafi la’ Kaymaha Calais (France).

Wargeyska Daily Mail ee ka soo baxa London waxa uu Maqaal dheer ka qoray Kumanaan Tahriibayaal Afrikaan ah oo ku xayiran Kaymaha Calais

Posted in Wararka | Leave a comment

(SAWIRO): FBI-da oo ku biirtay Baartitaanka Somali-Kenyanka xalay lagu dilay agagaarka Safaaradda Maraykanka ee Nairobi

zz Saraakiisha Ammaanka ee Kenya iyo Baarayaal ka socda Dembi-baarista Boliska Maraykanka (FBI)-da ayaa la sheegay inay bilaabeen baaritaanka maydka Nin ay Boliska

Posted in Wararka | Leave a comment

WARBIXIN+SAWIRO:- Madaxweynaha Dawladda Puntland oo si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Degmada Carmo ee Gobolka Bari , Sidoo Kalena Kormeer Shaqo Ku Tagay Wadada Ceel-Daahir Cergaabo oo Meel Wanaagsan Maraysa.

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta 27 october 2016 waxaa si diiran  loogu soo dhoweyey

Posted in Wararka | Leave a comment

Top News:- Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Galmudug Oo Sheegay Sir Culus Oo Sii Hurin Karta Colaada Gaalkacyo…

Waxaa weli magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socda dagaallo u dhexeeya maamulada Galmudug iyo Puntland.   Colaadahaani ayaa waxaa hurintooda ka

Posted in Wararka | Leave a comment

Daawo Sawirada: Xukuumada Soomaaliya oo saxiixday cahdiga ka mid noqoshada Ururka IORA

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer waxa uu saxiixay cahdiga Ururka mideeya wadamada dhaca

Posted in Wararka | Leave a comment

Qoyska Haweeney Somali oo uu Tareen ku jiiray Maraykanka oo codsaday in jawaab laga siiyo Shilkaasi.

Qoyska iyo Saaxiibadda  Haweeney Soomaali ah oo uu Isniintii la soo dhaafay Tareen jiiray ayaa dabday in jawaab laga siiyo qaabkii uu u

Posted in Wararka | Leave a comment

MUDAHARAAD KA DHAN AH XASAN SHEEKH OO MAANTA KA DHACAY GAROWE

Boqolaal Qof oo ka careysan colaada ka taagan magaalada Gaalkacyo oo ay ku eedeynayaan Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay

Posted in Wararka | Leave a comment

Maraykanka oo shaaciyey inay xoojinayaan Taageeradda ay Dowladaha Gobalka ka siiyaan La-dagaalanka Xarakadda Alshabaab

Afhayeenka Golaha Ammaanka Qaranka Maraykanka, Ned Price ayaa sheegay inay sii wadi doonaan Taageeradda ay Dowladaha Gobalka ka siinayaan sidii looga guuleysan lahaa

Posted in Wararka | Leave a comment

Ururka Jaamacadda Carabta oo ballan qaaday inay Somalia ka taageeri doonaan Hawlaha Doorashooyinka iyo Mashaariicda.

Xoghayaha Guud ee Ururka Jamaacadda Carabta, Ahmed Abu Kheyd ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu Xarunta Ururkaasi ee magaalladda Qaahira kula kulmay Danjiraha

Posted in Wararka | Leave a comment

Maleeshiyo Taabacsan Daacish oo baroosinka dhigatay Degmadda Qandala ee Gobalka Bari.

Maleeshiyo Taabacsan Daacish oo baroosinka dhigatay Degmadda Qandala. Wararka naga soo gaarayo Degmadda Qandala ee Gobalka Bari ee dalkeenna ayaa sheegayo in Maleeshiyo

Posted in Wararka | Leave a comment