Category Archives: Wararka

Facebook iyo Shirkado kale oo waa weyn oo Dacwad ka gudbiyay Madaxweyne Trump

Shirkadaha ugu waa weyn dhinaca teknooligiyadda Mareykanka sida Apple, Facebook iyo Google ayaa maxkamadda geeyay dacwad ka dhan ah xayiraadda socdaalka ee Madaxweyne

Posted in Wararka | Leave a comment

Guddiga Doorashada Dadban oo diiday Natiijada Xildhibaan mar kale dib loo soo doortay (Akhriso)

Guddiga Doorashada dadban ee Heer Federaal ayaa diiday natiijada kasoo baxday doorasho shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland uu kusoo

Posted in Wararka | Leave a comment

SHEEKH SHARIIF, CUMAR CABDIRASHIID IYO GAAS OO MUQDISHO KU KULMAY

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa xalay ka dhacay kulan gaar ah oo ay wada qaateen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif

Posted in Wararka | Leave a comment

DEG DEG: Madaxweynaha Khaatuma Oo Gaaray Magaalada Hargeysa.

Cali Khaliif Galeyr madaxweynaha Khaatuma aya gaaray Magaalada Hargeysa xarunta maamulka Soomaaliland halkaas oo uu uga sii gudbi doono Garoonka Hargeysa si uu

Posted in Wararka | Leave a comment

Al-Shabaab oo toogatay afar nin oo lagu eedeeyey iney u basaasayeen sirdoonka Maraykanka

Maxkamadda Al-shabaab u qaabilsan gobolada Jubbooyinka ayaa xukun dil ah ku fulisay afar nin oo lagu eedeeyey iney Jawaasiis u ahaayeen dowladaha Mareykanka,

Posted in Wararka | Leave a comment

Shirkaddo dayuuradeed oo diiday iney qaadaan Soomaalida ku sii jeeda Maraykanka

hirkadaha Dayuuradaha Kenyan iyo Ethiopian Airlines ayaa diiday iney qaadaan Soomaalida safarka ah eek u sii jeeda dalka Maraykanka. Sarkaal sare oo ka

Posted in Wararka | Leave a comment

Ururka Jaamacadda Carabta Oo Soo Dhaweeyey Go’aankii Maxkamadda ICJ Ee Muranka Badda Ee Somalia Iyo Kenya

Ururka Jaamacadda Carabta oo uga mahad celisay Imaaraadka taageeradda ay Somalia ka siiyeen  Dacwadda Muranka Badda ee Somalia iyo Kenya Xoghayaha Guud ee

Posted in Wararka | Leave a comment

Shirweyne Looga Hadli Lahaa Xiriirka Maraykanka Iyo Libya Oo U Baaqday Xayiraadii Socdaalka Ee Uu Donald Trump Soo Rogay.

Qabanqaabiyayaasha Shirkaasi ayaa sheegay in Shirkaasi oo bartamaha bishan ka dhici lahaa Washington la joojiyey, kadib, amarkii Donald Trump ee xayiraadda Socdaalka lagu

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg ah: Diyaarad uu la socday Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Galmudug oo laga celiyay Hawada..

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Diyaarad uu la socday Gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Baarlamaanka

Posted in Wararka | Leave a comment

Maraykanka Oo Markab Dagaal U Soo Diray Xeebaha Dalka Yemen.

Saraakiil u hadlay Ciiddanka Maraykanka ayaa sheegay in Markab nooca wax burburiya uu ilaalo ka qaban doono meel ka baxsan Xeebaha Yemen, si

Posted in Wararka | Leave a comment