DEG DEG: Madaxweynaha Khaatuma Oo Gaaray Magaalada Hargeysa.

Cali Khaliif Galeyr madaxweynaha Khaatuma aya gaaray Magaalada Hargeysa xarunta maamulka Soomaaliland halkaas oo uu uga sii gudbi doono Garoonka Hargeysa si uu ugau dhoofo Dalka  Jabuuti  oo ay wadahadalada qeybta Seddexaad Khaatuma iyo Soomaaliland uga furmi doonaan Labada Garab.

Madaxda maamulka Soomaaliland aya warbaahinta u xaqiijiyey in Hargeysa uu tagay Galer islamarkaana halkaasi lagu soo Dahaweeyey Balse uu sii socdaali doono Jabuuti, waxaana aad loo hadal hayey safarka madaxeynaha khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo ay warar kala duwan kasoo baxayeen Safarkiisa  Tan iyo Shalay waxaana ugu danbeyn uu gaaray Hargeysa iyadoo labada dhinaca wada hadalo ay ku leeyihiin magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti waxaan halkaasi isugu tagi doona labada dhinaca si loo anba qaado wadahadalada Somaaliland Iyo Khaatuma.