Category Archives: Wararka

Milkiilaha Universal TV Oo Maalintii 2-Aad Ku Xiran Magaalladda Hargeysa.

Eng. Axmed Abuukar oo ah Milkiilaha Universal TV ayaa weli u xiran Maamulka Somaliland, kadib, markii ay Ciiddanka Ammaanka shalay ka qabteen magaalladda

Posted in Wararka | Leave a comment

KHAAS): Talyaaniga Oo Dib Looga Furay Baaritaano Cusub Oo Ku Aadan Suxufiyiin 23-Sanno Ka Hor Lagu Dilay Muqdisho

Xeer-ilaalinta Maxkamad ku taalla caasimadda dalkaasi ee Rome ayaa sheegtay inay fureen Baaritaano cusub oo Dacwadeed oo ku aadan dilkii Saxfiyad Talyaani ah

Posted in Wararka | Leave a comment

DAAWO: Soomaalida Borlange oo Hambalyo iyo Taageero u diray Madaxweynaha Cusub Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Magaaladda Borlange ee dalka sweden ayaa ka mid ah magaalooyinka ay degan yihiin soomaali aad u baddan kuwasoo mar kasta la socda xaaladaha

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweyne Cosoble oo si rasmi ah u magacaabay gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe (Daawo Sawirro

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa si rasmi ah ugu magacaabay guddoomiyaha maamulka gobolka Sh/dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan oo xilkaas

Posted in Wararka | Leave a comment

Maalinta Caleemo Saarka Madaxweyne Farmaajo oo la hakinayo Duulimaadyadii Diyaaradaha

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday  in 22-ka Bishaan oo ay dhaceyso Caleemo Saarka Madaxweynaha la hakin

Posted in Wararka | Leave a comment

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo Hargeysa lagu xiray

War deg deg ah oo hadda naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliand ayaa ku waramaya in halkaasi lagu xiray wariye

Posted in Wararka | Leave a comment

Diyaarad ay la socdeen Wasiiro iyo Xildhibaano oo si halhaleel ugu degtay Garoonka JKIA ee Nairobi.

Diyaaraddaasi oo ay la socdeen 120 Rakaab oo ay ku jireen 3 Wasiir, 10-Xildhibaan iyo Taliyihii hore ee Hay’adda NISA ayaa la soo

Posted in Wararka | Leave a comment

MAYDKA MADAXWEYNIHII HORE EE PUNTLAND OO HADA BOOSASO LAGA SOO DAJIYEY

Maydka Marxuum Maxamuud Muuse Xirsi Boqor Madaxweynhihii hore Ee Puntland ayaa hada laga soo dajiyey Garoonka diyaradaha ee Magaalada Boosaso ee Xarunta Gobalka

Posted in Wararka | Leave a comment

FARMAAJO YARE (CABDIRAXIIM XUSEEN) OO U SHARAXAN GOLAHA DEEGAANKA HELSINKI FINLAND

Waxaa kunool dalkan Finland dad soomaaliyeed oo ah jaaliyadaha ku nool dalka Finland dadka uugu badan marka laga reebo jaaliiyada dalka ruushka oo

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweyne Farmaajo Oo Amray In La Xiro Akoonada Bankiga Dhexe Ee Dowladda Hoose Iyo Wasaaradaha

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha cusub ee soomaalaiaya ayaa si Kmg ah u xanibay dhaqdhaqaaqa xisaabaadka Bankiga dhexe ee dowlada hoose iyo qaar

Posted in Wararka | Leave a comment