Category Archives: Wararka

Obama oo noqday Madaxweynihii ugu saboolsanaa oo isagoo deyn lagu leeyahay ka taga aqalka cad

Madaxweyne Brack Obama oo bishii hore xilka ku wareejiyey madaxweynaha bedelay ee Donald Trump ayaa waxa uu xilka ka tegey isaga oo haysta

Posted in Wararka | Leave a comment

Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Saamiga Uu Kulahaa Shirkadda Soma Oil And Gas La Baxay Iskana Casilay Shaqadii Shirkadaas.

Markii saakay madaxweyne Farmaajo uu magcaabay ra’isul wasaare Xassan Cali Kheyre ayaa durbo ra’isul wasaaraha lamagcaabay waxaa lasheegay inuu isaga tagay shaqadii shirkadda

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowladda Britain Oo Kireysay Shirkado Ammaan Oo Tababar Siiya Ciiddanka Somalia.

Hadal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka ee Dowladda Britain (FCO) ayaa lagu sheegay inay kireysteen Shirkaddo Ammaan oo Gaar loo

Posted in Wararka | Leave a comment

Nin British Ah Oo Horey Looga Sii Daayey Xabsiga Guwatanamo Bay Oo Isku Qarxiyey Dalka Iraq.

arbaahinta dalka Britain ayaa sheegtay in ninkii isbuucii hore isku qarxiyey Saldhigga Milliteri oo ku yaalla magaalladda Mosul ee Waqooyiga dalka Iraq inuu

Posted in Wararka | Leave a comment

TOOS : U Daawo Caleema saarka Madaxweyne Farmaajo Oo Socota.

Posted in Wararka | Leave a comment

{SAWIRO}:-Madaxweynayaasha Farmaajo Iyo Geele Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Safaarada Jabuuti Ee Muqdisho.

Waxaa madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele oo goordhaweyd soo gaaray muqdisho ay dhagax dhigeen dhisamaha safaarada

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Uhura Kenyatta oo goordhaw kasoo degay Muqdisho

Waxaa goordhaw magaalada Muwdisho kasoo degay Madaxweynaha dowlada Kenya Uhura Kenyatta iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano. Wafdiga Madaxweynaha

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg Ah: Hailemariam Desalegn oo soo gaaray Muqdidsho una gudbay hoolka ay ka socoto …

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Ra’isul Wasaaraha xukuumada Itoobiya , waxaana garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde si diiran ugu soo dhaweeyay Madax katirsan

Posted in Wararka | Leave a comment

DEG DEG:- Madaxweynihii Ugu Horeeyey Ee Ka Qeybgalaya Xaflada Caleema Saarka Oo Soo Gaaray Muqdisho.

Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyey ee kasoo daga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada muqdisho si uu uga qeybgalo munaasabada

Posted in Wararka | Leave a comment

Akhriso Jadwalka Munaasabada Caleemo saarka Farmaajo iyo Madaxda Khudbadaha ka jeedineysa

Waxaa daqiiqadaha soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka bilaabato munaasabad balaaran oo lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed

Posted in Wararka | Leave a comment