Author Archives: admin1

Somaliland oo 8 nin dil toogasha ah ku xu kun tay

Somaliland ayaa sideed nin ku xukuntay dil toogasho ah sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka-sida ee derejada kowaad Koroneyl Yuusuf Faarax Sharma’arke

Posted in Wararka | Leave a comment

MADAXWEYNAHA IYO RA’IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA OO WUFUUD CAALAMI AH KU QAABILAY MUQDISHO

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid  Cali Sharma’arke ayaa  Xarunta Madaxtooyada ku qaabiley wufuud

Posted in Wararka | Leave a comment

Daahfurka Garoon ku badda cagta carmo

waxaa degmada mada carmo ee gobalka bari lagu daah furay xarunta kubada cagta ee carmo “Carmo sports centar” xaruntan ayaa ah mid ay

Posted in Wararka | Leave a comment

BAARLAMAANKA PUNTLAND OO DIIDAY IN WAKHTI DHEERAADA LOOGU DARO GUDIGA MAXKAMADA SARE

-Dhawaan ayuu Madaweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waraaq uu u diray Baarlamaanka, mudo 4 bilooda ugu daray Gudiga Maxkmada sare ee

Posted in Wararka | Leave a comment

AGAASIMAHA LAANTA SOCDAALKA PUNTLAND OO SHEEGAY INAY WAX BADAN KA BADELEEN SHAQADA HAY’ADDA

Agaasimaha Cusub ee laanta socdaalka Puntland Haashim Axmed Cabbaas ayaa ka hadlay cabashooyin waayadii danbaba laga soo sheegaayey shaqada laanta socdaalka iyo waxa

Posted in Wararka | Leave a comment

MASAR OO GARGAAR MILATARI UGU DEEQDAY SOOMAALIYA

Dowladda Masar ayaa ugu deeqday Dowladda Federaalka  Soomaaliya gargaar isugu jira Gaadiid iyo Saanad Ciidan oo loogu talagalay in ay ku howlgalaan Ciidanka

Posted in Wararka | Leave a comment

DHEGEYSO-Kumanaan Arday Soomaaliyeed ah Oo Waxbarashadii Ku Waay Qalalaasihii Turkiga.

In kabadan 2000 oo arday Soomaaliyeed ah ayaa lasoo sheegayaa inay waayeen waxbarashadoodii wadanka Turkiga, kadib markii xukuumadda Soomaaliya shaqada ka joojisey shirkadda

Posted in Wararka | Leave a comment

CIIDAMMO CUSUB OO KA SOCDA DALKA UGANDA OO SOO GAARAY MUQDISHO.

Ciidammo cusub oo ka socda Millateriga dlaka Uganda, ayaa lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, iyagoo qayb ka noqon doona ciidamada AMISOM ee ka hawl-gala

Posted in Wararka | Leave a comment

MUSHARAX SICIID CABDULLAAHI DANI OO SI BALLAARAN BOSASO LAGU SOO DHAWEEYAY

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016 Dr. Siciid Cabdullaahi  Deni ayaa maalintii Isniinta 18 Bishan july 2016 ah ka soo degay garoonka diyaaradaha ee

Posted in Wararka | Leave a comment

FAAH-FAAHIN: DAGAALKII KA DHACAY DEGAANKA BOODA-CADDE EE GOBALKA SANAAG

Iyadoo maanta uu dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu ka dhacay degaanka Booda-cadde oo qiyaastii 40KM kaga beegan

Posted in Wararka | Leave a comment