Category Archives: Wararka

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Yemen

Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Ahmed Ali Mohamed “kadiye” ayaa maanta kaga guddoomay

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxda Madasha oo iclaamiyey xilliga la qabanayo Doorashadda Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Barlamaanka

Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qaybgalay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka

Posted in Wararka | Leave a comment

Xilligii ay Ciiddamadda AMISOM ka huleeli lahaayeen Somalia oo dib loo dhigay

Hoggaamiyayaasha Afrika ayaa waxaa uu caqabad ka soo food saaray Qorshaha lagu bilaabi doono sidii Ciiddanka AMISOM looga saari lahaa Somalia marka la

Posted in Wararka | Leave a comment

Wargalin xaaladda jaaliyadda Puntland ee Norway

Wargalin xaaladda jaaliyadda Puntland ee Norway # Jaaliyadda puntland ee Norway waxay aheeyd fadhiid aan waxba qaban ilaa & maalintii nala doortay May

Posted in Wararka | Leave a comment

SHIRKADDA DHISMAHA AL-BASHID OO ISKA FOGEYSAY EEDEYMO LAGA FAAFIYAY

Warsaxafaadeed kasoo baxay Shirkadda dhismaha ee AL-BASHID ayaa lagu beeniyey war dhawaan lagu daabacay qaar ka mid ah Warbaahinta Online-ka laguna sheegay in

Posted in Wararka | Leave a comment

Xildhibaanad Somali-Maraykan oo lagu tilmaamay Daacish, loona hanjabay.

Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanadii ugu horreysay ee Muslim ah ee  bishii November 8-dii ka mid noqotay Aqalka Wakiiladda ee Minnesota ayaa sheegtay

Posted in Wararka | Leave a comment

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashadda oo u yeeray Agaasime-xigeenka Madaxtooyadda si wax looga weydiiyo Kursiga Qoondada Haweenka ee uu qaatay.

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xalinta Khilaafaadka Doorashadda Dadban waxay u yeereen Agaasime-xigeenka Madaxtooyadda, Saaqad Macallim C/kariim iyo Suldaanka Guud ee Beesha Wacaysle, Suldaan Maxamed

Posted in Wararka | Leave a comment

SHIRKA MADASHA WADATASHIAG QARAN OO MUQDISHO KA FURMAY

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa si rasmi ah u Furey shirka Madasha Wadatashiga qaran ee goordhaweyd ka furmay Magaalada Muqdisho ee

Posted in Wararka | Leave a comment

CIIDAMADA PUNTLAND OO DIB ULA WAREEGAY DEGMADA QANDALA

Ciidamada Puntland ayaa gudaha u galay degmada Qandala ee Gobalka Bari, markii ay halkaas isaga baxeen maleeshiyaadkii 26-kii October la wareegay Magaaladaas. Wararka

Posted in Wararka | Leave a comment

XOG:- HAWLGALKA XOREYNTA DEGMADA QANDALA [SATELLITE IMAGES]

XOG:- HAWLGALKA XOREYNTA DEGMADA QANDALA [SATELLITE IMAGES] Waxaa maalintii afraad socda hawlgal ciidan oo dhulka ah, kaas oo ka dhan ah mileeshiyaad taabacsan

Posted in Wararka | Leave a comment