Category Archives: Wararka

Musharixiin maanta ku soo baxday xubnaha Kuraasta Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka.

Musharixiinta Xuseen Carab Ciise, Biixi Iimaan, C/risaaq Daahir iyo Saciid Maxamed ayaa maanta ku soo baxay Kuraasta Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose Barlamaanka

Posted in Wararka | Leave a comment

DEGDEG: Madasha Wada-tashiga oo shaaciyey Kharajka Diiwaan-gelinta Musharixiinta xilka Madaxweynaha

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay Radio Dalsan heshay ayaa muujinayo inay Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaranka go’aan ka gaareen 2 Qoddob oo ka

Posted in Wararka | Leave a comment

DEGDEG: Ninkii dadka Soomaalida ku dhaawacay Masjid ku yaalla Switzerland oo la sheegay inuu is-dilay.

Hadal-qoraal oo ay Boliska dalka Switzerland soo saareen ayaa lagu sheegay inuu is-dilay Gacan-ku-dhiiglihii Fiidnimaddii xalay toogashadda ku dhaawacay 3 qof oo Somali

Posted in Wararka | Leave a comment

Amina J. Mohamed oo u dhalatay Nigeria oo loo magacaabay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM.

Wasiirka Deegaanka ee dalka Nigeria, Amina J. Mohamed ayaa loo magacaabay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres. Afhayeenka Xoghayaha Guud, Stephane Dujarric

Posted in Wararka | Leave a comment

Wiil la dhashay gabdhihii dhawaan lagu dilay dalka Kanada oo lagu soo oogay inuu geystay dilkaasi.

Dec 19, 2016 Waxaa shalay caasimadda dalka Kanada ee Ottawa lagu aasay Labo Gabdho oo Walaalo ah, kuwaasi oo habeenkii Jimcihii lagu dilay

Posted in Wararka | Leave a comment

Qaar kamida magalooyinka Puntland oo maanta korantadii laga jaray kadib roobab xoogan oo ka bilowday

Wararka naga soo gaaraya gobalada Sanaag, Barri, Gardafuu, Karkaar iyo Nugaal oo ay abaaro ba’an saameeyeen ayaa sheegaya in ay roobab xoog leh

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowladda Kenya oo Ganacsatadda Soomaalida Islii ka doonaysa inay ku taageeraan Doorashada dalkaasi ka dhici doonta sannadka soo socda

Mudanaha Aqlabiyadda ku dhex leh Barlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa u ololeynayo sidii uu Ganacsatadda Soomaalida ee Xaafadda Islii uga iibin lahaa

Posted in Wararka | Leave a comment

Raggii Maraykanka ee qarxin lahaa Masjid iyo Dhismo ay Somali deggan tahay oo la shaaciyey xilligii la xukumi doono.

Saddexda Eedeysane ee lagu helay inay qorsheynayeen qaraxyo ay ka geystaan Dhismooyin ku yaalla magaalladad Garden ee K/galbeed ee Gobalka Kansas ayaa la

Posted in Wararka | Leave a comment

Faahfaahin + Sawiro: Dhowr qof oo ku dhaawacantay gaari ku qarxay Maqqaxiga “The Village” ee Muqdisho

Ugu yaraan 3 qof oo mid ka mid Weriye ah ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, halka ninkii waday gaarigaasi uu ku geeriyooday qaraxa. Goobjoogayaal

Posted in Wararka | Leave a comment

BOSASO:- HAY,ADDA SOVOYODO OO DHALINYARO XIRFAD U ABUURTAY

  Hay’adda SOVOYODO ee ka shaqeysa arimaha dhalinyaradda Soomaaliyeed ayaa markii 3aad Xirfado shaqo u abuuraysa dhalinyaro 50 ah kuwaas oo isuga jira

Posted in Wararka | Leave a comment