Musharixiin maanta ku soo baxday xubnaha Kuraasta Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka.

Musharixiinta Xuseen Carab Ciise, Biixi Iimaan, C/risaaq Daahir iyo Saciid Maxamed ayaa maanta ku soo baxay Kuraasta Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose Barlamaanka soo socda.

Doorashadaasi waxay maanta ka dhacday Xarunta Gaadiidka Boliska ee Muqdisho.

doorashada8doorashodoorasho2doorasho3doorasho4doorasho6