Category Archives: Wararka

(Warbixin): Duullimaadkii Diyaaradda Ku Sii Jeeday Nairobi Oo Lagu Amray Inay Ku Degto Wajeer.

Mas’uuliyiin aan ka tirsanayn Dowladda iyo Rakab caadi ah oo saakayto ka ambabaxday Garoonka Aadan Cadde, kuna sii jeeday magaalladda  ayaa waxaa lagu

Posted in Wararka | Leave a comment

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Safar Shaqo U Aaday Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 04 April 2017 safar shaqo u aadey

Posted in Wararka | Leave a comment

Ninkii Fuliyey Is-Qarxintii Ka Dhacday Raashiya Oo La Aqoonsaday

Afhayeen u hadlay Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay in Ninka is-qarxiyey uu ahaa Nin  asalkiisu ka soo jeedo dalka Kharakihistan (Kyrgyzstan.), balse

Posted in Wararka | Leave a comment

DAAWO: Gudoomiye Mursal Isa oo booqday wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland.

Gudoomiyaha gobolka Dalarna ee dalka Sweden  ahna gudoomiyaha dhaqanka iyo waxbarashada isla gobolkaas Mursal Ismail Isa ayaa booqasho bogaadin iyo hambalyo ah ugu

Posted in Wararka | Leave a comment

CIA-Da Maraykanka Oo Sheegtay Inay Alshabaab Ka Macaashaan Teknoolajiyadda Casriga

Kadib, markii uu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ansixiyey Qorshaha Taliska Dhexe ee Ciiddanka AFRICOM ee Dagaalka Alshabaab ayaa waxaa la sheegay in Ciiddamo

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowladda Mareykanka Oo Ballaarineysa Howlgalkeeda Soomaaliya

Arrintan ayaa waxa ay wadada u fureysaa in ciidamada Maraykanka ay howlgalo lagula dagaalamayo Al-shabab ka fulin karaan dalka Soomaaliya. Go’aankan ayaa waxa

Posted in Wararka | Leave a comment

Saraakiisha Ciidamada Dowladda Ee Gobalka Gedo Oo Itopia Ku Eedeyay Ka Qeyb Qaadasho La”Aanta Howlgalka Ka Dhanka Ah Alshabab

G/Dhexe  Aadan Cabdi Cali oo ka mida Saraakiisha Sar-sare ee ciidanka Dowladda kuna sugan gobalka Gedo oo lahadlay Radiodalsan ayaa eed kulul u

Posted in Wararka | Leave a comment

Cabsida Ethiopia Iyo Jabuuti Ee Saldhiga Milliteriga Imaaraadka Laga Siiyey Berbera.

Sida lagu soo daabacay Wargeyska El-badil ee ka soo baxa dalka Masar waxay Dowladaha Jabuuti iyo Ethiopia ka mideysan yihiin Aragtida ay ku

Posted in Wararka | Leave a comment

Turkiga Oo Beeniyey Inay Saldhig Milliteri Ka Furanayaan Somalia.

Danjiraha Dowladda Turkiga u jooga Somalia, Ambassador Olgan Beker ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Khaas ah oo uu siiyey Idaacadda iyo TV-ga Turkiga

Posted in Wararka | Leave a comment

War Deg Deg ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo Codka Kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada cusub

Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa codka Kalsoonida si buuxda u siiyay Xukuumada Cusub uu

Posted in Wararka | Leave a comment