(Warbixin): Duullimaadkii Diyaaradda Ku Sii Jeeday Nairobi Oo Lagu Amray Inay Ku Degto Wajeer.

Mas’uuliyiin aan ka tirsanayn Dowladda iyo Rakab caadi ah oo saakayto ka ambabaxday Garoonka Aadan Cadde, kuna sii jeeday magaalladda  ayaa waxaa lagu hakiyey Garoonka Wajeer, halkaasi oo ay ku xayirnaayeen muddo 2 saac ah, ka hor inta aan loo fasixin inay sii wataan  Duullimaadkooda Nairobi.

C/casiis Muuse Maaxaay oo ah Samafale caan ah oo ka mid ahaa Rakaabkii maanta la socday Duullimaadka Diyaaradda aan Tooska ahayn ee Nairobi waxa uu Bartiisa Facebook soo dhigay Muuqaal Video oo uu kaga hadlay dhibka ay kala kulmeen Duullimaadkaasi iyo muddadii loo xayiray Garoonka Wajeer.

Waxa uu tilmaamay in lagu khasbay inay Diyaaradda ku degto Garoonka Degmadda Wa