DAAWO: Gudoomiye Mursal Isa oo booqday wasiir ku xigeenka Warfaafinta Puntland.

Gudoomiyaha gobolka Dalarna ee dalka Sweden  ahna gudoomiyaha dhaqanka iyo waxbarashada isla gobolkaas Mursal Ismail Isa ayaa booqasho bogaadin iyo hambalyo ah ugu tegey aqalka uu ka dagan yahay Magaalada Borlange ee dalka sweden wasiir Cabdirisaq Cumar Ismaaciil Sheekha Aduun.

Gudoomiyuhu wuxuu bogaadiyey wasiirka cusub iyo firfircoonidiisa arimaha bulshada iyo saxaafada.

Gudoomiye Mursal Ismail Isa ayaa u rajayey wasiirka guul iyo in xilka Eebe u fududeeyo.

mursal1mursal2