Author Archives: admin1

HRW oo ugu baaqday Dowladda Federalka in lala xisaabtamo kuwa dhibaateeya Saxaafadda Xorta.

Hay’afda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa walaac xooggan ka muujisay Weeraradda lagu hayo Warbaahinta Madaxa Bannaan ee ka hawl-gala

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowladda Talyaaniga oo amniga doorashooyinka ka taageereysa Somalia

—Kadib kulan maanta Magaalada Muqdisho ka dhacay xili uu ka hadlayay Carlos Capella oo ah Danjiraha Dalka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa waxuu

Posted in Wararka | Leave a comment

Xaashi Cumar: “Waxaan u mahad celinayaa Saxafiyad gacan ka geysatay baaritaanka inaan lahayn wax dembi ah

Maxkamadda Rafcaanka ee Perugia ee dalka Talyaaniga ayaa sii daysay Dhibane Xaashi Cumar Xasan oo isagu ku eedeysnaa inuu ku lug lahaa dilkii

Posted in Wararka | Leave a comment

FALANQEYN XASAASI AH: Lama filaanadii maanta ka dhacay Xarunta Baarlamaanka ee Puntland, Maxaadse ka og tahay??

Tartan adag oo siyaasadeed ayaa ka dhacay maanta xarunta baarlamaanka dawladda Puntland,kaas oo codka kalsoonida lagu siinayey Musharaxiintii u taagnaa ka mid noqoshada

Posted in Wararka | Leave a comment

Amiir ka tirsan Boqortooyadda Sacuudiga oo lagu fuliyey Xukun Qisaas ah.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalkaasi ayaa lagu sheegay in shalay xukun dil ah lagu fuliyey Amiir Turki Bin Sacuud Al-kabiir,

Posted in Wararka | Leave a comment

Gabadh Ingriis ah oo Waalidkeed kaga fajicisay ka dib markay Muslimtay iyo waxay ka dheheen

Gabadh Ingriis ah oo Waalidkeed kaga fajicisay ka dib markay Muslimtay iyo waxay ka dheheen 

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Somaliland maxaad kula Heshiisay haduu Dhulkaagii kan yahay?!!! Wallee waa Yaab!!!

Somaliland maxaad kula Heshiisay haduu Dhulkaagii kan yahay?!!! Wallee waa Yaab!!! 

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Daawo Australiyiin soo Islaamay 2016 ka Maashaa Allaah Tabaaraka Allaah

Daawo Australiyiin soo Islaamay 2016 ka Maashaa Allaah Tabaaraka Allaah 

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Dowladda Shiinaha oo Hawlgalka AMISOM ugu deeqday Qalab

Ergayga Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Ambassador Francisco Caetano Madeira waxa uu maanta magaalladda Nairobi kaga qeyb galay Munaasabad

Posted in Wararka | Leave a comment

AL-SHABAAB OO WEERAR IS QARXIN IYO DAGAAL TOOS AH KU QAADAY AFGOOYE

Wararka hadda Naga Soo Gaaraya Degmada Afgooye Ee G/Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Degmada Afgooye Weerar loo Adeegsaday Gaario Waxyaabaha qarxa laga

Posted in Wararka | Leave a comment