Category Archives: Wararka

Ardayda Jaamacada PSU oo sameeyay softwares cusub

Ardayda Jaamacada PSU oo sameeyay softwares cusub Ardayda ayaa soft wareskan ugu talagalay hayadaha amaanka ,ganacsatada ,cisbitaalada  iyo ardayda  

Posted in Articles, Wararka | Leave a comment

LA KULAN GABADHA KALIYA EE KORONTADA SOMALIA KA SHAQAYSA

LA KULAN GABADHA KALIYA EE KORONTADA SOMALIA KA SHAQAYSA Halkan hoose ka daawo  

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Baarlamaanka Soomaaliya Xal ha loo helo, Khilaafka Dowlada iyo MG Odayaal is xilqaamay ha u kacaan.

Baarlamaanka Soomaaliya Xal ha loo helo, Khilaafka Dowlada iyo Maamul Goboleedyadana, Odayaal is xilqaamay ha u kacaan. Baarlamaanka iyo Xukuumada ha la kala

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Madaxweynaha Somaalia oo kulan la qaatay Raisul wasaaraha Itoobiya (Daawo Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa

Posted in Wararka | Leave a comment

Sawirro Cajiib ah – Nin laf-dhabartu wiiqmatay oo lagu guuleystay in dib loogu toosiyo.

Kadib kasoo saarista xidid geed, Mun wuxuu muddo saddex bilood ah ku jiray xanuun laxawsiigu daran yahay. Waxaa qalooc ku yimid laf-dhabarta: caguhuna

Posted in Wararka | Leave a comment

Dowlada Somalia oo Shaacisay in dad loo soo xiray qaraxii Zoobe

Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan dhoor qofood oo loo soo xiray qaraxii xooganaa ee galaaftay nolosha boqolaalka qof ee

Posted in Wararka | Leave a comment

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo War murtiyeed Xasaasi ah soo saaray (Akhriso)

War Murtiyeed ay si wadajir ah usoo saareen Madaxda Maamul goboleedyada dalka ee ku midoobay Golaha Iskaashiga Dowlada goboleedyada dalka. Madaxda Maamul goboleedyada

Posted in Wararka | Leave a comment

Talyaaniga Oo Dhaqaale Uga Qeyb Qaadanayo Gurmadka Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Zoobe

Dowladda Talyaaniga ayaa Soomaaliya ugu deeqday gargaar Lacageed oo ay ugu tala gashay in ay ku caawiso dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Sabtidii ka

Posted in Wararka | Leave a comment

Gaari Siday Walxaha Qarxa Iyo Rag La Socday Oo Lagu Qabtay Ceelwaaq

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay gacanta ku dhigeen gaari la sheegay in ay saarnaayeen waxyaabaha qarxa. Gaariga

Posted in Wararka | Leave a comment

Muwaadiniin Soomaali Ah Oo Lagu Maxkamadeynayo Dalka Ireland

Maxkamadda Sare ee dalkaasi waxaa la soo taagay Wiil Somali ah oo 17-jir ah, kaasi oo lagu tilmaamay inuu khatar ku yahay Mujtamaca,

Posted in Wararka | Leave a comment