Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo War murtiyeed Xasaasi ah soo saaray (Akhriso)

War Murtiyeed ay si wadajir ah usoo saareen Madaxda Maamul goboleedyada dalka ee ku midoobay Golaha Iskaashiga Dowlada goboleedyada dalka.

Madaxda Maamul goboleedyada ayaa qoraalka ay soo saareen ugu horeyn uga hadlay qaraxii dadka badan lagu laayay ee ka dhacay Isgooska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Warkan kasoo baxay Madaxda Maamul goboleedyada ayaa lagu eedeeyay Xukuumada Soomaaliya, waxa ayna Sheegeen  in Xukuumada Soomaaliya arimaha amniga uga mashquushay dhinaca Siyaasada.

 

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowlada goboleedyada