Author Archives: admin1

Xoghayaha arrimaha dibada Ingiriiska oo soo gaaray Muqdisho

Xoghayaha arrimaha dibadda Ingiriiska Philip Hammond ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho isaga oo kulan la qaatay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Hammond

Posted in Wararka | Leave a comment

DEG DEG: laba Xildhibaan oo ku dhintay Weerarkii caawa

Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in laba xildhibaan oo dowlada ka tirsan iyo ku dhawaad 10 shacab ah iney ku dhinten weerar

Posted in Wararka | Leave a comment

Jen. Cusmaan Nuur Subagle oo loo magacaabay taliyaha ugu sareeya ciidamada AMISOM

Midowga Afrika ayaa Taliye cusub u soo magacaabay Ciidamada AMISOM ee jooga Somaaliya sida ay faafisay Wakaalada wararka ee dalka Jabuuti. Jen. Cusmaan

Posted in Wararka | Leave a comment

Nabad Sugida Soomaaliya oo Faah faahisay qaabkii uu u dhacay Dilkii Macalin Daa’uud

War-saxaafadeed kasoo Baxay Taliska Sare ee Hey’adda Sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu faah faahiyay duqeyn dhinaca Cirka ah

Posted in Wararka | Leave a comment

Tahriibayaal Soomaali u badan oo laga soo badbaadiyay Badda Mediterranean

Ugu yaraan 2,000 oo tahriibayaal u badan Soomaali ayaa laga soo badbaadiyay badda Mediterranean sida ay qortay VOA. Wakaalada Wararka SONNA oo soo xiganeysa

Posted in Wararka | Leave a comment

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka

Maxkamadeynta dhalinyaro Soomaali ah ayaa weli ka socota magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka,kuwaas oo loo heysto iney taagerayen kooxda Daacish islamarkaana ay isku dayen

Posted in Wararka | Leave a comment

Ganacsade Maxamed Jabuutaawi: Wadada Ceerigaabo iyo Laascaanood Ceelna uma qodna cidina uma maqna(Daawo Video).

Ganacsade Maxamed Jabuutaawi:  Wadada Ceerigaabo iyo Laascaanood Ceelna uma qodna cidina uma maqna(Daawo Video). khayr Allaah ha siiyee Ganacsade Maxamed Cabdi Caraale (Maxamed

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

RW Cumar oo ku baaqay in Gurmad loo fidiyo Shacabka uu saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle ee Magaalada Beledweyne.

RW Cumar oo ku baaqay in Gurmad loo fidiyo Shacabka uu saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle ee Magaalada Beledweyne.   Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

William Rutto “Qorshaheena waa inaan dadajino xerista Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab”

William Rutto “Qorshaheena waa inaan dadajino xerista Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab” Wilyam Rutto Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya ayaa sheegay inay Kenya ka go’an

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment

Mareykanka & QM oo Taageeray Digreetadii uu Madaxweyne Xasan ku meel mariyey Hanaanka Doorasho.

& QM oo Taageeray Digreetadii uu Madaxweyne Xasan ku meel mariyey Hanaanka Doorasho   Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay si buuxda u taageersan

Posted in Maqaalo, Wararka | Leave a comment