Author Archives: admin1

Xildhibaanad Somali ah oo ka tirsan Degmo Sweden ka mid ah oo ka qayb Gashay Shirkii Quba joogta Somalida

  Xildhibaanad Sahra(Bundubte) oo ka tirsan Xildhibaanada heer gobol iyo heer degmo gobolka folkoping ee Dalka Sweden ayaa ka qayb gashay shirkii quba

Posted in Wararka | Leave a comment

Hogaamiye ku-xigeeknkii Daacishta Soomaaliya oo la dilay

Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdismad Maxamed Gallan ayaa sheegay in duqeyn maanta ka dhacday Tuulada Xiriiro oo 3KM u jirta Degmada Isku Shuban

Posted in Wararka | Leave a comment

Dayuurad dagaal oo walxo qarxa ku tuurtay degaano hoos taga Somaliland

Diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulayay ayaa waxyaabo qarxa ku tuuray dad reer guuraa ah iyo dhul daaqsimeed ka tirsan degmada Sallaxley

Posted in Wararka | Leave a comment

Gabar Soomaali ah oo markii ugu horaysay noqotay Gudoomiyaha Ururka Jaamacadaha UK (Daawo Video)

Posted in Wararka | Leave a comment

Sawirro:- Madaxweynaha Jabuuti Oo Furay Bangiga Dahabshiil Ee EAB

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Xarigga ka jaray dhisme uu Magaalada Jabuuti ka yeelanayo Bangigga EAB oo qayb ka ah Shirkadaha

Posted in Wararka | Leave a comment

Dhaqaatiir ajaaniib ah oo laga afduubtay Mandhera, lana dilay ilaaladoodii

Labo dhakhtar oo ajnabi ah ayaa laga afduubay magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska. Ilaaladoodii

Posted in Wararka | Leave a comment

PUNTLAND oo iclaamsiay dagaal ka dhan ah Takfiirka

Maamulka Puntland aya magaalada Garowe kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah ururka Takfiir, oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku badanayay deegaanada Puntland. Wasiirka cadaaladda

Posted in Wararka | Leave a comment

Soomaaliya oo laga qaaday xayiraad muddo 30 sano ah saarneyd (Daawo Sawirro)

Soomaaliya ayaa dib u soo ceshatay xubinnimada buuxda ee Midowga Boostada Adduunka (UPU), iyada oo la inaga qaaday xannibaad inaga saarneyd dhinaca boostada

Posted in Wararka | Leave a comment

Booliiska London oo Julian Assange oo kasoo dhax xiray Safaarada Ecuador (Daawo Sawirada)

Booliiska dalka Britain ayaa maanta gudaha u galay dhismaha safaarada Ecuador ku leedahay magaalada London ,waxa ayna halkaasi kasoo xireen Julian Assange oo

Posted in Wararka | Leave a comment

Marwo Keria Ibrahim oo ogolaatay iney booqasho ku timaado Somalia (Daawo Sawirro)

Shirkii 140-aad ee Midowga Baarlamaanada adduunka ayaa lagu soo gebagebeyeey magaalada Doxa ee xarunta dalka Qatar, waxaana ka qeyb galay Wafdi heer sare

Posted in Wararka | Leave a comment