Xildhibaanad Somali ah oo ka tirsan Degmo Sweden ka mid ah oo ka qayb Gashay Shirkii Quba joogta Somalida

 

Xildhibaanad Sahra(Bundubte) oo ka tirsan Xildhibaanada heer gobol iyo heer degmo gobolka folkoping ee Dalka Sweden ayaa ka qayb gashay shirkii quba joogta somaaliyeed ka socda dalka turkiga.

Xildhibaanad Sahra oo ah siyaasiyad firfircoon ka tirsan xisbiga center partiet ayaa ka.mid ah xubanaha siyaasinta somaalida ah aad looga ixtraamo wadanka Sweden.bundubte bundubte1

saharaasahara2